Jump to content

Wikipedia:Xaruun Ali

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay User:Yusufshaami99)

Xaruun Cali (Haruun Ali)

Xaruun Ali Waa beel ka tirsan beelweeynta Cali Madaxweyne ee Diga samatalis ee Xawaadle...

Waana beel Degta Dhulweynaha Somalia 🇸🇴 iyo Somaligalbeed ee Ethiopia .

Beelweynta xaruun Cali waxa ay 73%100 Kayihin gobolka hiiran iyo gobolka shabeelle Ethiopia.

Xaruun Cali population : 3000.000

Besha xaruun Cali wa beesha ugu tarikhda dheeer belweynta xawadle.

Xaruun Cali waxoow ukala baxa sida tan .

1:Mohamed Cigale 2:Qeyle Cigale 3:Xalane Irab 4:Farax Irab 5;samatar Irab 6;Cali Irab 7;Qalaf Irab 8;maalin Irab

Beelweynta xaruun Cali waxa ay kayihin bulshada gobolka hiiran iyo gobolka shabeelle Ethiopia 73%100 . Besha waxa aay ledahay tarikh facweyn wana Besha ugu tarikhda fog qabilka xawadle . Waxa soomaray wasirkii iyo xildhibankii ugu waqtiga dheera besha xawadle soo maro. Abdullahi osoble.oo ahay wasir Ana dhicin mudo 24 sano . Madaxweynahii ugu horeey mamulka hirshabelle Ali abdullahi osoble. Gudomiyahii ugu waqtiga dheera gobolka hiiraan Hassan abdulle khalad. Oo ahay gudomiyaha gobolka mudo 15 sano ah . Suldan mumin Ahmed foodey oo ahay suldankii ugu awooda badna afgooye Ila galkacyo. Iyo masuliyin badan on inta lagu soo kobi karin.