User:Yuubaarbe
yuusuf baarbe shaqsi ahaan hadii aan ka ka hadlo waxaan yahay qof u shaqeya bulshada Taariiq kooban hadii aan iska bixiyo waxa uu yahay qof iska farxad badan jecel la dhaqanka bulshada maadama uu yahay saxafi dhab ah oo ka shaqeya arimaha bulshada nolol maali meedka waxa weye wixii alle keeno ayuu iska sugaa Hadii aan ku xijiyo dhanka iyo dhalashada waxuuna ku dhashay Madiina Gaar ahaan Deg dharkenley sandkii dhalashada 1994/18/may Magaca oo buuxa waa Yuusuf C/raxmaan Maxamed Xaaji oo ku magac dheer (Yuusuf Baarbe) Dhab ahaan dadku Wey kala fikrad duwan yihiin maxaa yelay isku moowqif ma ahan in kastoo lakala argti duwan yahay Dhanka wax barshada level secondary Lako Academy in Kenya Level of University Somaville University in Accounting and Financial University College of Technology U C T Work experience Radio Haatuf Reported Himilo FM Editing Bulsho Tv Head of work