User:Yuusuf cabdilaahi maxamed
Mire farax madoobe
Wax uu kaso jeeda gobolka nugaal
Wuxuu ahaa soomaligii ugu horeeyay oo dila nin gumaystaa africana wuxu ahaa qofkii kowaad
Mire ayaa magalada garowe soo galay ayadoo kaam[1] ah
Xili uu maraayo meesha hada magalada u ah barxada ayuu arkay nin Italian ah oo gabar somaliyeed kula hadlaaya hadala ay ka muuqato inuu caynaayo sidoo kalana dilaaya gabdha somaliyeed
Mire ayaa xanaqay oo ninkii taliyanigaha madaxa bud uu watay kaga dhuftay.
Ninki taliyanigaha ayaa udhintay budkii mire ayaa cararay una cararay dhinaca howdka gobolka nugaal.[2]
Gumaystihii aya ugu danabyn soo qabtay mire farax waxana u jajuusay soomali kadib marka ay xirteen taliyanigii mire adeeradii oo ku sugnaa casimada somalia ee Muqdisho
Halkaasu mire farax uu isa soo dhibay markii loo shegay adeeradii in loo toganayo haduu isa soo dhiibi waayo .
Mire farax oo ugu danabyn lagu dilay xamar kadib markuu isdhiibay 1878
Somalidii oo markii hore logu shekeyay inuusan dhiman ninka cadaanka ayaa indhuhu ukala furmeen ogatayna inay đđđđđđ§ku iyagoo kale yihiin ayna dhintaan.