User talk:Kali duul

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Mudane Kali duul waa loo baahan yahay dad luuqadaha kale wax ka soo turjumi kara; aniga ayaa kaa caawinaya inaad fahanto sida wax loogu qoro halkan.. wixii su'aal aad qabto iigu soo qor bogayga wadahadalka. Si aad u fahanto qaabka wax loo qoro ku samee tijaabo boga bacaadka ee adiga kuu khaaska ah. Sidoo kale xasuusnoow inaad saxeexdo dhamaan qoraalkaaga wadahadalka (adigoo qoraya calaamadahan ~~~~). Bal u fiirso qoraalka tijaabada ah een ku sameeyay bogaada bacaadka.

Ismail Suge (talk) 22:09, 24 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

Translation[wax ka badal xogta]

Thank you for the translations!

Keep on, you are doing very good work! --Amire80 (talk) 21:10, 27 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

welcome bro i appreciate that you are here, thank you again --shaqaaf 09:59, 28 Diseembar 2015 (UTC)

qofka wax ka qoray luubaan wuxuu magac uga dhigay uunsi, pagekaasna luuqadaha ku baxa waxay ka hadlayaan luubaan, waxaan sameeyay badal iyo faahfaahin ku saabsan luubaanta, laakin magaca kore ayaa khaldan waana uunsi, marka idinkoo mahadasan haloo badalo luubaan --shaqaaf 11:49, 5 Jannaayo 2016 (UTC)

Dhaystir maqaal[wax ka badal xogta]

Waa ku salaamay, fadlan maqaalkaan dhamaystir adigoo mahadsan Biyo-xireenka Horukaca --83.255.165.38 14:10, 11 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]

waan dhamaystiray[wax ka badal xogta]

walaal waan dhameeyay maqaalkii aad iga codsatay dhamaystirkiisa, wixii toostoosin ah waa idinka, saas ula soco --shaqaaf 11:45, 16 Jannaayo 2016 (UTC)

Asc walaal, waxaan u malaynayaa Kali duul iyo Shaqaaf labaduba waa isla adiga. Maadaama aad tahay qof si joogto ah u soo siyaarta Soomaali Wikipedia waxaan jeclaan lahaa inaan waxbadan ku fahnsiiyo, si aad uga faa'iideyso wakhtigaaga. Marka bal ila soo xidhiidh adigoo ii sheegaya luuqada aad ku fiican tahay, maqalada aad rabto inaad waxka qorto, iyo dhamaan su'aalaha aad qabto iyo hadii ay jiraan waxyaabo aad caawin uga baahan tahay. Xasuusnoow inaad fariinta ku qorto bogayga Wadahadalka isla markaana aad saxeexdo.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 18:32, 23 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]

Mahadsanid Hawaan12 (talk) 09:41, 5 Maarso 2016 (UTC)

maxaan ku mahadsanahay walaal? --Kali duul (talk) 09:44, 5 Maarso 2016 (UTC)

boggaha aad sameysey waan ka helay. Hawaan12 (talk) 09:46, 5 Maarso 2016 (UTC)
  Hawaan12 adaa mudan naftirkaaga maqaalo fiican baad qortay, --Kali duul (talk) 09:51, 5 Maarso 2016 (UTC)
Iskudey inaad qeybta ama category ku dartid maqaalo kasta. Hawaan12 (talk) 10:06, 5 Maarso 2016 (UTC)

Salaan sare sxb, waan arkey bogaga aad qortey in badan oo ka mid ah dib u sixid ayaan ku sameeyay. Waxaan rabaa inaad qodobada soo socda tixgeliso marka aad wax bedelayso ama qorayso.

  • Ma isticmaali kartid ciwaan ah Wikipedia:-- sida aad ku qortay Wikipedia:Madaw oo kale. Ciwaanka Wikipedia waxaa loo isticmaalaa oo kali ah bogaga sharaxaya xeerka iyo sharciyada Soomaali Wikipedia oo kali ah.
  • Marka aad ciwaan u samayanyso bog cusub, fadlan xarafka ugu horeeya ka dhig mid waaweyn ah (capital letter). Ha qorin goroyo soomaali laakiin qor Goroyo Soomaali.
  • Jooji isticmaalka badan ee '' iyo ''' oo ah italic iyo bold. Kuwaasi waxaa loo isticmaala inta ugu badan ereyga ugu horeeya ee boga iyo meelaha la rabo in ishu qabato. Laakiin markasta inaad isticmaasho ma fiicna.
  • Waxaad isticmaasha habka sii toosinta (redirect) adiga oo qoraya #Redirect [[Boga Magaciisa]]. Fadlan jooji isticmaalka ah Eeg bog kale magaciisa sida aad u qortay Gacanka carbeed, Baagamuundo iyo bogag kale oon saxay.
  • Marnaba ha isticmaalin qoraal farta waawayn ah tusaale ahaan BEEYO, SALAAN, CIWAAN BOG ama WAXAAN AHAY SOOMAALI. Qoraalka noocaas ah ma ahan mid cilmiyeysan.
  • Marka aad taxobox ama table ka soo amaahato Wikipedia kale, fadlan isku day inaad turjunto, ama ugu yaraan aad ka saarto linkiyada casaanka (guduudka) ah ee aan ku jirin Soomaali Wikipedia. Tusaale fiican waxaad u arki kartaa bogaga Sind, Biciid, Goroyo Soomaali iyo kuwo kale oon anigu saxay.
  • Ha samaynin ciwaan hoosaad (sub title) aan qoraal lahayn. Tusaale ahaan boga Shaqo la'aan waxaa ku jira ilaa 7 ciwaan hoosaad oo wax qoraal ah lahayn.

Guud ahaan, waxaad heysaa shaqo fiican. Haka caajisin dadaalka, wixii aad fahmi weydo mar kasta waad isoo weydiin kartaa.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 05:26, 6 Maarso 2016 (UTC)

Waan kaa gudoomay[wax ka badal xogta]

walaal aad baad u mahadsantahay, meelaha aan rabay in la iga caawiyo ayaabada taabatay, waxa aan hawsha u wadaba waa in la i saxo. Mahadsanid Ismail4all. --Kali duul (talk) 09:06, 6 Maarso 2016 (UTC)

Salaan sare sxb, waa ayo Eng Abdi kafi ismail xiir, maxay tahay sababta fariinta afxumada ah iigu reebay? Adigu sideed ku aragtey fariintaas? Maxaad u masaxday?
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 01
23, 29 Maarso 2016 (UTC)

.

sxb anoo ku dhex jira boga Isbedelada dhow ayaan ku araky hadaan duwanaan ku dhuftayna   waxaan arkay afxumada ninkaasi u geystay beel soomaaliyeed si duuduuban oo  kala sooc la'aan ah, taas ayaana keentay inaan cagta mariyo,  tan kale aqoon uma lihi Eng Abdi kafi ismail xiir cida uu lahadlayana waaban garan waayay, sababtoo ah wax wada hadal ahoo hore idiin dhex maray ma jirin,

--Kali duul (talk) 09:41, 29 Maarso 2016 (UTC)

Article ideas?[wax ka badal xogta]

Hi! I am WhisperToMe, an American editor.

Are you interested in starting short Somali stubs about American school districts (government agencies which operate schools) and public libraries which have Somali websites (for the Somali-speaking citizens)? If so, I have two ideas:

If you need help understanding content maybe a Somali-speaking American editor can give some guidance.

Another idea is en:Guduuda 'Arwo, a famous Somali singer. Are you interested in writing a stub about her?

Thanks WhisperToMe (talk) 14:42, 30 Juun 2016 (UTC)[reply]

Mudane User:Kali_duul, fariin ayaa kuu taala halkan.

Share your experience and feedback as a Wikimedian in this global survey[wax ka badal xogta]

  1. This survey is primarily meant to get feedback on the Wikimedia Foundation's current work, not long-term strategy.
  2. Legal stuff: No purchase necessary. Must be the age of majority to participate. Sponsored by the Wikimedia Foundation located at 149 New Montgomery, San Francisco, CA, USA, 94105. Ends January 31, 2017. Void where prohibited. Click here for contest rules.

Your feedback matters: Final reminder to take the global Wikimedia survey[wax ka badal xogta]

(Sorry to write in English)

Hi Kali, sorry writing in English but I am not able to write in Somali. You wrote the two articles above with the same text, is it correct? You can make a redirect with one of them. Sincerely DARIO SEVERI (talk) 09:51, 3 Febraayo 2018 (UTC)[reply]