User talk:102.68.16.188
Hadal ku darBeel Weynta Hariin Deeqle
[wax ka badal xogta]Hariin waa beel ka mid ah Digil iyo Mirifledigil, Hariin waana dad si gaar ah ugu dhex muuuqdo guud ahaaan beelaha Raxweyn, Hariin waxa uuwka tirsanyahay mirifle gaar 8. HARIIN WUXUU UKALA BAXAA HOON IYO WARAASILE .Hariin wuxuu ka tir san yahay 8 waana qabiilka ugu taariiqda dheer, waxaana ku xasuusataan wax yaaba badan oo dadka u qabtay hariin waxaana ka dhex muuqdo dad culus oo hal genka dheer ee arlaathii gacan ka geystay alle ha u naxariisee inta dhimatay. 102.68.16.188 07:59, 16 May 2023 (UTC)
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.