User talk:196.201.217.49
Hadal ku darQoofka la radinayo waa husein billow isack waxa radinayo walalahi oo kala ah Adan billow isack iyo keerow billow isack iyo anbiyo billow isack fatumo billow isack waxa ugu wardanbaysay waqtigi Kenya joona kacararkii ama mijise mar waxa la shegay ina uu gursaday naga American ah midkale husein hoyadi waxa La yirahda dhahiro hasan waxay aheed reer gura ama rere badiyo marka waxa codsanay in la ii bafiiyo husein billow isack dhalashadisa waa kenyan
Ku soo dhawoow boggan wadahadalka
Bogagga wadahadalka waa meelaha ay dadku kaga doodaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee suurtagalka ah. Isticmaal boggan si aad u bilowdo dood ku saabsan wax ka beddelka laga sameeyay cinwaankan IP-ga. Waxa aad halkan ku sheegto waxay noqon doonaan kuwo dadweynuhu arki karaan. Cinwaanno badan oo IP ah way isbeddelaan waqti ka waqti, waxaana inta badan wadaaga dhowr qof.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.