User talk:212.78.170.237
Hadal ku dar GABAY DUCA AH
GABAY AAD IYO AAD UMAC DUCANA AH KA BOGASHO WACAN:
Allow yaa inoo diga markaan duqa ku yaacaynay,
Allow yaa inoo diga markaan deriska riixayney,
Allow yaa inoo diga markaan dacarta beerayney,
Allow yaa dabaadiga hariyo degelka noo caynsha,
Dib wax ugama sheegeen askeri daa'in abidkeeye,
Allow yaa dabkoo idil ku rida dowlad gacanteeda,
Allow yaa dagaallada ahliga dib uga waantooba,
Allow yaa mar kale daawada deris walaaloobay,
Allow yaa dalkoo nabadgelyaa diinta ku hoggaansha,
Allow yaa dersiga muqadiska ah dib ugu soo laabta ,
Allow yaa difaaciyo amniga dhidibadu u duuga,
Allow yaa daroogiyo qabiil inaga daaweeya, Allow yaa dariikh ciidan iyo dowlad mar u jeeda.dowlad mar ujeeda
ABUUBAKAR JEELAANI XASAN
Ku soo dhawoow boggan wadahadalka
Bogagga wadahadalka waa meelaha ay dadku kaga doodaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee suurtagalka ah. Isticmaal boggan si aad u bilowdo dood ku saabsan wax ka beddelka laga sameeyay cinwaankan IP-ga. Waxa aad halkan ku sheegto waxay noqon doonaan kuwo dadweynuhu arki karaan. Cinwaanno badan oo IP ah way isbeddelaan waqti ka waqti, waxaana inta badan wadaaga dhowr qof.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.