User talk:213.255.210.27
Hadal ku darDhuumoodle waa dagmo kamid ah dagmooyinka gobolka galgaduud waxeey dhacdaa bariga golka galgaduud waxeey 90 km dhanka bari kaxigtaa magaalada cadaado ee caasimada baarlamaanka galamudug waxeeyna hoostimaadaa maamulka galmudug magaaladu waxeey ka kooban tahay 6 xaadadod oo kala ah 1.xindibire 2.god dhurwaa 3.gibileey 4.garsoor 5.hantiwadaag 6.goowraar
Magaaladu waxeeyleedahay waxeey leedahay gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeen waa 1.shiikh cali salaad kuxigeenkiisa 2.maxamuud calisalaad Culimada magaalada waxaakamid ah 1.shiikh cumar macalin 2.shiikh cabdi faarax 3.shiikh maxamuud macalin 4.shiikh cali salaad 5.shiikh cabdulaahi bootaan 6.shiikh axmed shiikh
Welcome to this talk page
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Use this page to start a discussion about the edits made from this IP address. What you say here will be public for others to see. Many IP addresses change periodically, and are often shared by several people.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.