User talk:41.223.111.3
Hadal ku darDeegaanka cuun
[wax ka badal xogta]cuun waa magaalo udhow deegaanka garoowe wxayna ku taa dhanka wuqooyi bari gobalka nugaal wax udhowdahay deegaanka xamur oo ay ujidhow 20 km deeganka wuxuu caanku yahay beeraha waxaana ka baxa dhamaan dagayada beeraha geedmirood iyo khudaar,hadaba biyaha deegaanku waa biyo lagu gaaro miter. deegaanku wuxuu ku yaal dhul buuralay xigeena oo ciid san, waxaana ku noolaan kara xoolaha noocyadiisa kala duwan. deegaanka beel ahaan waxaa ubadan beesha reer cumar gaar ahaan reer fiqi khayre.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.