U bood nuxurka

User talk:83.209.183.32

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 10 sannadood kahor ee Abdiqani4112060

Abdiqani Abdilahi waxa uu ku dhashay magalada hargeysa gaar ahan xaafada cabaaye sanadku marku ahaa 1992 march 3 waxanu wax ku so bartay oo na kuso dhameyay dugsi hoose ila dugsi sare hargeysa .abdiqani waa wiil aad udabecad wanagsan dad la dhaqan leh waana qof waaya araga .malin hadad la kulanto aanad ilawayn dabecadisa iyo sidu dadka ula dhaqmayo, hada waxa uu ku nool yahay wadanka sweden gaar ahan magalada göteborg . waxa uu bartaas ku noola hada 4 tii sano ee ugu danbeysay . wuxuna hada ka shaqeya shirkada baabuurta ee volvo waxanu leyahay hal wiil iyo hal gabadh .'--Abdiqani4112060 (talk) 16:05, 23 Oktoobar 2015 (UTC)abdiqani Jawaab


Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.