User talk:85.101.106.121
Hadal ku darMa la tirtiray qoraha bogaan? IP waxaa ka muhiimsanaa isticmaale Baardheere oo diyaariyay diiwaanka abwaanada Soomaaliyeed. Su'aal iyo codsi saxitaan.
BOGGA Diiwaanka Abwaanada Soomaaliyeed
[wax ka badal xogta]Maqnaan xusida bog aan abuuray "Diiwaanka Abwaanada Soomaaliyeed"
Boggan oo la 'abuuray' taariikhda leh shabadan "14:16, 30 Juun 2013 85.101.106.121" waxaan u haysatay in aan gudagalaha adeegsaday. Raga tifaftirayaasha nooga ah SO.wikipedia.org, sida Abshirdheere, akhyaarta fadlan arintaan ii baara. Meel kale oo aan codsigaan ku qoro ma hayee. Is waafajin User:Baardheere oo aan leeyahay iyo waxaan rabay IP ku cad 'time stamp.' ku qoran 'abuurista' Diiwaanka Abwaanada Soomaaliyeed. Boggan bilow ilaa dhamaad aniga ayaa qoray waxaadna ka garan kartaan isaga oo English ah ayaan qoray "List of Somali Poets." Mahadsanidiin.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.