Jump to content

User talk:91.140.98.127

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Haddaba waxaa is weydiin mudan in laga xifaalooda beesha Siwaqroon oo ah beel aad u weyn oo waliba taariiq leh mugna kuleh shacbi weyna soomaaliyeed ha noqoto heeriyadii gumeysiga la iskaga tuurayey kaalin mugleh ayey ka soo baxdey beesha siwaqroon ilaaa gumeysigii talyaaniga & ingriiskuba waa ay ka soo qeyb qaadatey heeryadii gumeysiga la dagaalankiisa fashistigii talyaaniga & ingariiskuba dagaal cad ayey la gashey beesha Siwaqroon, waxaana ka mid ka ahaa Cumar samatar, & Samantar Moobe- taariiqda beesha siwqroon mid laga sheekeen karo ma ahan. beeshu Siwaqroon waxa ay leedahay Hido & dhaqan suuban, & dad mutacalimiin wax soo bartey beeshu siwqroon waxa ay degtaa bari oo dhan waxa ay dhulka ay degaan wax uu leeyahay Qeyraad illaahey ku ma neystey, maydi, beeyo xabkaha kala gedisan beesha Siwaqroon dhulka ay degaan qeyraad ku dihan oo dhex ceegaaga beesha siwaqroon waxay ku faantaa hab dhaqameedkeeda, sida dad la sooro martigalinta ixtiraamka soo dhaweynta Haddaba, Ali Maxamed Abdisamad lagu Naaneyso Ali Tulux <Allaha u Naxariisto> 1945kii laga joogo waxa uu ahaa Nabadoonkii reer Geesaley taariqduna ay Qireyso ali tulux waxa uu ahaa dadkii u soo halgamey beesha Siwaqroon tariiqna uu ku laa yahay dadka dhexdiisa. Ali maxamed c/samad taariiqdiisa halkaan laguma soo koobi karo waxa uu lee yahay taariiq aad u dheer. beesha siwaqroon waxa ay ka mid tahay beelahii soo yagleelay, ama soo dhistey maamul u sameyntii putland ama dowlad gobaleedkii putland. beesha waxa ay lee dahay madax siyaasiin wax garad, maddax dhaqameed,culima'udiin, siyaasiin waxgarad. halkaan kuma soo koobikarno taariiqdii beesha siwaqroon waa jamaahiir badan Aduunyada dacaladeeda kala jooga waa dad aad u wanaagsan weyaan. jeclna nabada. jiritaanka beesha siwaqroon waa mid muqadis ah soona jireen ah Taariiqleh.

      wabilaahi towfiiq...
        waana Mahsan tihiin..
        by. Liban Maxamed...
        hadii aad su'aal qabto waa i soo weydiin kartaa...

Welcome to this talk page

Start a discussion

Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.