Jump to content

User talk:AHMEDQAALIB

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 2 sannadood kahor ee AHMEDQAALIB qodobka DHAMBAALADA QURAANKA رسائل من القرآن

DHAMBAALADA QURAANKA رسائل من القرآن

[wax ka badal xogta]

﴿ أُولَٰئِكَ الَّذِينَ هَدَى اللَّهُ ۖ فَبِهُدَاهُمُ اقْتَدِهْ ۗ ﴾ الأنعام: ٩٠

                “Kuwaas, Alle ayaa hanuuniyay ee adiguna raac hanuunkooda ’’


                      Allahayoow, kuuguma tukanayo hanaan kuu qalma, uma
                       soomayo sidii Daa'uud oo kale, xiliga xanuunka uma 
                      adkaysanayo sidii Ayuub oo kale, kuuguma tasbiixsanayo
                      sidii Yuunus, ammintii uu ku dhex jiray calooshii Nibiriga. 
                      Diintayda kuma qaadanayo awooddii Yaxye mid la mid ah, 
                      aragayga uma laabanayo sidii uu yuusuf u ilaashaday 
                      xubnihiisa oo dhan, umana dhaafid badni ilaa aan ka 
                      odhanayo: “nabadgala, xor baa aad tihiine ”, balse sida ay kuu 
                      jecel yihiin, si la mid ah baa aan kuu jecelahay Allahayoow!


                                                                        1 AHMEDQAALIB (wadahadal) 16:19, 8 Agoosto 2023 (UTC)Reply