Jump to content

User talk:Abdi Hassan Noor

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Abdi Hassan Noor wuxuu asal ahaan ka yimid wadanka somaliya, waxaa uu daganyahay, wadanka danmark, waxaa uu ku soo jiray siyaasada wadanka dan mark ilaa sanadkii 1997, waxa uu xubi ka yahay xisbiga Socialdemokrati, waxa markii ugu horaysay loo doortay maamulka dagmada Tornved Novembar 2001, 4 sano kadib oo ku aadan 2005 waxaa loodoortay maamulka Dagmada wayn ee Holbæk, taas oo ay ku midoobeen 5 dagmo oo kala ahaa Tornved,Tølløse,Jernløse,Svinnige iyo Holbæk. Abdi Waxa uu ku shaqeeyaa Turjumaan, sidoo kale Skoolka Lille Skole ee Holbæk. Abdi Waa xaas waxa uu ilaahada leeyahay 8 caruur ah oo kala ah: mohamed, Hassan,Mustaf,Fartuun,Adnan,Khayre,Idil iyo Jasmin. Abdi Xaaskiisa uu jecelyahay waxaa la dhahaa Fardowsa.

Start a discussion with Abdi Hassan Noor

Start a discussion