User talk:Abdi saakir
Hadal ku dar|
Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. meel caawinaad laga dalbado xilli kasta, waxaa jira hab (Caawinaad) ee aad ka heli karto bogga dhamaantiis. Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad. | |
|
Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax. Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?... | |
|
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo. Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya. | |
|
Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada. | |
|
Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan! Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka. |
Jooji
[wax ka badal xogta]fadlan jooji wax ka badalka carqaladeysan aad ku sameyse Laascaanood yaan lagu xanibin (block) wax ka badal kaada ma ahan mid wax wanaagsan nabad Gelyo Isma4l (wadahadal) 20:33, 1 Sebteembar 2025 (UTC)
- Wax ka badalkaagu maahan mid sax ah waana copy aad kasoo qaadatay (en.Wikipedia) oo ah xogo hore saxna ahayn, Halkani waa (so.Wikipedia) qoraalka iyo xogaha aad dhigaysona maaha kuwo lajaanqaadi kara afka soomaaliga, Laascaanood na kama bilaabmato (Las anod) mana ahan eray afsoomaali ah,Fadlan jooji carqaladaynta iyo foolxumaynta aad kuwado barahaan oo ah mid loogu talo galay inay dadku macluumaad ka helaan ee aanan ahayn meel siyaasadeed oo laisku fowdeeyo Abdi saakir (wadahadal) 10:58, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- mahadsanid fadlan sawirada haka saaraanin iyo logada kaliya qoraalka cusbooneysii Isma4l (wadahadal) 11:05, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- fadlan isku day inaad mawduuca fahanto oo aadan isticmaalin sawiro hore iyo loogo aanan ahayn midka saxda ah ee matalaya degmada, mahadsanid Abdi saakir (wadahadal) 11:20, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- fadlan maqaalada soo raaci Tixraac meel loo tixraaci karo Isma4l (wadahadal) 11:12, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- waa hagaag, balse jooji wax kabadalka maqaalka Abdi saakir (wadahadal) 11:21, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- Bro waxaan kaaga Baahanahay in aan inaad ila hagaajiso maqaalada wikipedia Soomaali oo isku qasan adigoo mahadsan Isma4l (wadahadal) 11:28, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- mahadsanid, waan isku dayayaa inaan hagaaji oo luuqadeena soomaaliga ah lagu qoro xog kasta oo ku jira maqaalada so.Wikipedia, hadii aad rabto inaan kawada shaqayno sidii loo hagaajin lahaa xogaha isku qasan iyo kuwa khaldan fadlan igala soo xiriir halkaan
- ➜ www.aziz322005@gmail.com
- ama WhatsApp
- ➜+2520904010505, +2520637168256 Abdi saakir (wadahadal) 12:03, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- waan ku daray Tixraaca Abdi saakir (wadahadal) 15:55, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- Markaan dib u eegay tixraaca ma ahan link Yada kuwa shaqeenaya markaad Tixraac ku darayso waa inuu noqdaa xogta aad sheegaysa tirada dadka tiraakoobka saxda iyo maqaalada taariikhda iyo wararka laga qoray magaalooyinka ka tirsan Laascaanood fadlan sidaas sameeyay Isma4l (wadahadal) 16:03, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- Bro waxaan kaaga Baahanahay in aan inaad ila hagaajiso maqaalada wikipedia Soomaali oo isku qasan adigoo mahadsan Isma4l (wadahadal) 11:28, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- waa hagaag, balse jooji wax kabadalka maqaalka Abdi saakir (wadahadal) 11:21, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
- mahadsanid fadlan sawirada haka saaraanin iyo logada kaliya qoraalka cusbooneysii Isma4l (wadahadal) 11:05, 2 Sebteembar 2025 (UTC)
Iska jir
[wax ka badal xogta]
Waxaa laga yaabaa in lagaa hor istaago inaad badasho Wikipedia sababtoo ah kharribaad. (eeg qaybta isticmaalayaasha waa la xannibi doonaa.) Isma4l (wadahadal) 05:16, 3 Sebteembar 2025 (UTC)
- waxaan kaliya oo isku dayayaa inaan soo gudbiyo xogta ugu saxan iyo macluumaadkii ugu dambeeyay, waxaana kamid ah inaad ku dartay siyaasada laascaanood inay gacan ku hayso somaliland manalaha wax tixraac ah mana ahan xog sax ah, fadlan hadaad adigu hayso wax ka fiican kuwayga kusoo dar balse yaaney noqon kuwo kasii khaldan Abdi saakir (wadahadal) 08:27, 3 Sebteembar 2025 (UTC)



