User talk:Abdi salan Haji Maxamed Osman
Hadal ku darArday damiin ah ayaa u fadhiistay imtixaan Saynis ah, Suaasha Imtixaankuna waxay u dhignayd sidan: Waxaad sheegtaa Faaiidooyinka Caanaha Naaska Hooyada? Cabaar buu ka fikiray jawaabta uu qori lahaa, bacdeen waxa uu ku jawaabay “Faaiidooyinka caanaha Naaska Hooyadu leeyihin waa afar kuwaas oo kala ah : 1. Uma Baahna Inaad Kariso 2. Ma Awoodaan Bisaduhu inay Xadaan oo ay cabaan 3. 24 ka saac waa la heli karaa Xabadii afraad buu ku wareeray , fikir dheer kadib waxa ku soo dhacday fikrad jawaabti ugu danbeese wuxu dhahe, 4. Waxay ku kaydsanyihiin Daasado soo Jiidasho leh.
Bilow dood la soco Abdi salan Haji Maxamed Osman
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Abdi salan Haji Maxamed Osman. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.