Jump to content

User talk:Abdifatah2023

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Beesha bar baare waa beelweyn ka tirsan digil iyo mirifle gaar ahaan digil taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika waxa kamid ah beelaha Digil, beesha bar baare Waxey Degtaa Gobolada Banadir iyo Shabeelaha Hoose Gar Ahaan Degmada Wanlawayn/Daafet iyo Tuuloyinka Hoos yimaada Iyo Qeybo Kamida Gobolada bay bakool iyo jubada hoose Beesha bar baare Waa dad Xoolo dhaqato, Beeraley , Ganacsato siyaasiyiin oo dagan dhul aad u barwaaqeysan.

Start a discussion with Abdifatah2023

Start a discussion