User talk:Abdulkadir aadirey
Hadal ku darبسم الله الرحمن الرحيم Wajid Youth Development Network waa urur utaagan horumarinta dhamman dhalinyarada kaso jeda degmada Wajid iyo nawaxigeda mel walba ay dunida ka jogan magaca ururku waa Wajid Youth Development Network oo micnahedu yahay ururka horumarinta dhalinyarada Wajid ( W.Y.D.N ) Kadib marki aan sameyney darasad badan iyo indho indheyn waxa inoo soo baxdey in ay jirto baahi badan oo dhalinyarada haysato marka loo eego xagga waxbarashada iyo weliba kala dadsanan o ka jirtey dhalinyarada dhexdoda iyado weliba anan jirin meel dhalinyarda lagala so xiriro ayaa waxa ilaah surto galiyey in la sameyo urur kaas oo xarun u noqon doono dhamman isku xirka dhalinyarada iyo xaqab tirka bahida dhalinyarada. Wajid Youth Development Network ( W.Y.D.N ) waxa la aas aasey sanadka marku ahaa 25/10/2014 Fikirka ururka waxa uu ka yimid hal qof kaas oo dhalinyarada uga baqey in ay sameystaan xarun amma meel lagala soo xiriro dhalinyarada kas oo lagu magacabo Abdulkadir Mohamed Nur ( Jamac ) kadib wax alle inoo suurto geliyey inan horey usi guda galno shaqeysinta ururka iyo in wax loo qabto dhalinti u bahneyd in garab la siyo. Ururka waxa gadoomiye ka ahaa mudo sanad ah Mahad Hassan Nur iyado marki dambana aniga xilka kala waregey oo doorasho lagu galey waxana ku tartamayey qabashada xilka gaduumiyaha anigo ah Abdulkaadir Isak Abdi 2 Hasan Aden Omar Sabxankey iyo Yasin Abdulkadir Sheikh Hussein dorashadi kadib waxa ku guuleystey in xilka qabto anigo Abdulkadir Isak Abdi ( Aadirey ) waxay ahayd 18/12/2015 ilaa iyo hadana waxa gudomiye ka Abdulkadir Isak Abdi (Aadirey)
Start a discussion with Abdulkadir aadirey
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Abdulkadir aadirey. What you say here will be public for others to see.