User talk:Abdullahisom
Hadal ku darDEGMADA, DAARUSALAAM CITY,GOBOLKA BAADIR,MUQDISHO,SOOMAALIYA,Deg Daarusalaam City waxay ka mid tahay degmooyinka ugu bilicda wanaagsan degmooyinka Gobolka Baraadir. Deg Daarusalaam City waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay Stadiumka ama miisaanka dhuxusha 7 km, Deg Daarusalaam City sanadka marku ahaa 2015 waxaa laga dhisay masjidka Deg Daarusalaam City wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso Deg Daarusalaam City, Deg Daarusalaam City waxay leedahay oo caan ku tahay: 1 Beerta dalxiiska ugu weyn Somaali: sanadkasta waxaa dalxiis u yimada 4000,000. 2 dhismayaal si casri ah noo dhisay, villa,Dabaqyo noockasta leh, 3 wadoooyinka laamiyo xaafadkasta, iyo wada interlock a. 4 gancsi waxay leedahay ganacsi kala duwaran dhanka qudaarta nooc walba. Deg Daarusalaam City waxay caan ku tahay ganacsi nooc yadiisa kala duwan. marka ad tagto Deg Daarusalaam City waxaad maleysanaysaa somalia ma joogtid.
Deg Daarusalaam City waa magaalo waxbarsho,sida dadkeena
qurbaha waa meesha ay caruurtooda waxbarashada u geeyaan
waxaa ku nool qiyaastii 20,000 kun qoys
culumu badan Deg Daarusalaam City,Somalia,
Deg Daarusalaam City waxay hoostimada Gobolka Banaadir.
ee Muqdisho, waxay waqooyi kaga beegan tahay Stadiumka ama miisaanka dhuxusha 7 km Deg Daarusalaam City sanadka marku ahaa 2015,
Bilow dood la soco Abdullahisom
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Abdullahisom. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.