User talk:Abshirdheere/Archive 2

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, waxaad u milicsan kartaa Bogga wadahadalka ee aad hadda joogto.

Article requests[wax ka badal xogta]

Hi! Do you do article requests in Somali? I have several requested articles for tat language Thanks WhisperToMe (talk) 02:55, 25 Abriil 2013 (UTC)[reply]

A vague request!![wax ka badal xogta]

Request is unclear, so i am not a linguist but if the article Shortened possible attempt translator, provided that not be the translation of religious, I'm not qualified to interpret religious words, for more contact him Maax Abshirdheere 15:01, 25 Abriil 2013 (UTC)[reply]

Help from an experienced editor needed[wax ka badal xogta]

Hi,

Sorry for writing in English. My name is John Andersson and I am working for Wikimedia Sverige with our education program.

We have a project that is about to start that I would like to tell you about. We have a number of students from Somalia that now are learning Swedish. The students will work on translating articles from Swedish into Somali as part of their studies. Their native tongue is Somali.

I would like to ask you, being an experienced editor, if you could help and guide them so that they can be as productive as possible? I myself and their teachers will also be available to help them, but we are not experts of your language version.

Would be willing to help them?

Kind regards, John Andersson (WMSE) (talk) 15:34, 23 Sebteembar 2013 (UTC)[reply]

Help from an experienced editor needed[wax ka badal xogta]


Dear Andersson,

Thank you for contacting me and forgive me for the long delay of my answer. I am a free lancer editor and I translate articles from other languages into Somali and also I reorder the articles.

However, I would like to inform you that I am not an academic editor but I inspect their script and I can guide them to follow a good examples so that they can be productive.

I would like also to inform you I have somali friends academics who are currently living in Sweden so that you contact them and I may inform them about the issue.

For privacy reasons I can not give their names but if you are interested in I will send their contacts to your email.

I would like to thank you and your country again for your interest in my work and for your kind guidance for young somalis.

If you require any further information about the issue please contact me. Kind regards Abshirdheere 15:58, 1 Oktoobar 2013 (UTC)[reply]

Dear Abshirdheere,
What we need at the moment is help to guide them how to practically edit on Somali Wikipedia - so you sound well suited for the task! I have added you to our list of mentors here: Meta:SFI/Faddrar.
It's great if you find more experienced Somali speaking Wikipedia editors that would like to act as mentors. If your friends here in Sweden have not edited before, but would like to get involved with editing Wikipedia (but feel that they would need help to get started) we at Wikimedia Sweden might be able to come and have a workshop with them. You could ask them and see if they are interested in attending a workshop (the more people interested in taking part, the better) and where they would like the workshop to take place, and get back to me with that information and I'll see what we can do.
Kind regards, John Andersson (WMSE) (talk) 23:01, 1 Oktoobar 2013 (UTC)[reply]

Translating[wax ka badal xogta]

Hi Abshirdheere. Iska warran. :)

My name is Anna. I work for the Wikimedia Foundation in San Francisco. It's nice to meet you. :)

I've just posted a message about VisualEditor and I hope you can translate it into Somali.

I'm also contacting you because we need Somali translators to help with the deployment of the new mw:VisualEditor on so.wikipedia.

It's important that we get the User Guide and the User Interface translated before VisualEditor is deployed to users, if we can.

To translate the User Interface, you need to start an account at translatewiki.net.

More information on the translating work is available at MediaWiki: Translation Central.

Mahadsanid. :) Thanks for all you do for this wiki. :)

Sincerely yours,

Anna Koval (WMF) (talk) 22:28, 26 Nofeembar 2013 (UTC)[reply]

caawin erey bixin[wax ka badal xogta]

Asc Abshir, waan arkey fariintaadii ku saabsanayd Maalmaha la xuso waanan kaa gudoomay taladii aad ii soo jeedisay.

Intaas ka dib, sidaad ogtahay waxaan ahay qof mararka qaar oo kali ah wax-qora, markaan nuqul cusub soo gelinayo ama waxka bedel sameeynayo waxaan jecelahay inaan isticmaalo Af-Soomaaliga kiisa ugu saxsan ama la wada fahmi karo. Sidaas eey tahay khaladaad badan ayaan sameeyaa.

Hadaba dhibta jirta aya waxay tahay sidii loo heli lahaa Erey-bixin sax oo dadku wada fahmi karo. Tusaale ahaan Bahda Midaysay Qoraxdu (ingiriis: Solar System) adigu waxaad ku sheegtay Bah Cad-ceeded. Sidoo kale Atam (ingiriis: Atom) anigu waxaan u aqaanaa Af-Soomaali ahaan Walax iyo kuwo kale oo badan.

Sidoo kale waxa dhib weeyn ka jirtaa xarfaha loo yaqaano Manallagaraadka oo ah xarfaha libin-laabma oo ismaandhaaf iyo jaho-wareer ku keena linkiyada. Tusaale ahaan Cilmi Fallag iyo Cilmi Falag.

Markaa waxaan jeclaan lahaa inaad saxdo ama dib-u-habayn ku sameeyso nuqulada aan qoro ood ka dhigto sida ugu saxsan ama macquulsan.

Waan ogahay waa shaqo badan, laakiin waxa ila qurux badnaatey inaan kugu war-geliyo.

Mahadsanid,

Ismail Suge (talk) 17:09, 17 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

Wargelin maqaal dhamaystiran[wax ka badal xogta]

Asc sxb, waxaan rabaa inaan kugu wargeliyo in maqaalka Dhul dhamaystiran yahay 90%.

Waxa kali ah ee ka dhiman waa xaga farsamada, sida tixraaca (references) iyo in hab cilmiyeeysan loo dhigo - taasi oo ah mid aqoonteeyda ka sareeysa.

Inkasta oon isku dayay inaan keeno 100% aqoon dhamaystiran oo ku saabsan bogaas, hadana waxaa hubaal ah in laga heli khaladaad. Marka waxaan kaa codsanayaa inaad dhamaystirto waxa dhiman.

Mahadsanid,

Ismail Suge (talk) 17:24, 26 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

Ok Saaxiib[wax ka badal xogta]

Salaan qaali ah ka dib, aniga qorshahaygu wuxuu ahaa inaan templates u sameeyo maqaaladaasi, aad ayaanan uga xumahay ineey isku-qasmeen. Hada wixii ka dambeeya waxaad igu og tahay inaan balaadhiyo maqaalada qabyada ah, inta kalena adiga ayaan kuu dhaafay. Fadlan fiiri templateka maqaalka Dagaalkii Dhufeysyada oo u qoran Template:Infobox_dagaaladii_Islaamka, waa codsigii ugu dambeeyay. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 20:57, 29 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]

Boga Muxamed[wax ka badal xogta]

Salaan ka dib, sxb Abshir Dheere aad ayay u wanaagsan tahay inaad boga Nebi Muxamed ku soo dartey "infobox". Ma u badali kartaa qoraalada infobox-ka Af-Soomaali midaasi ayaa aad u wacnaan lahayd. Anigu hadaan faraha la galo weey ila sii dheeraani oo templates iyo meelo kale ayay ila gali ee adiga ayaan kuu dhaafayaa. Nabadeed, Mahadsanid. Ismail Suge (talk) 01:27, 7 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Warcelin[wax ka badal xogta]

Mudane Abshir dheere salaan iga gudoon, brother waxaad moodaa inaan wakhti adag kala kulmey samaynta templates aan ku xidho bogaga maqaalada aan sameeynayo. Si la mid ah maqaalka "en:wikipedia" waxaan jecelahay inaan maqaal kasta u sameeyo template ama jadwal ku xusan macluumaadka, laakiin inta u badan ma noqdaan sida aan rabo xataa hadii aan keeno dhismaha (skeleton) ay en:wikipedia isticmaalaan. Aniguna kama quusto oo kolba nooc iyo qaab cusub ayaan ku dayaa. Si kastaba ha ahaatee, waxaan kaa codsanayaa inaad gacan iga siiso sixida templateska iyo jadwalada maqaaladan: Khaliif, Abu Bakr, Cumar, Cusmaan binu Cafaan, Cali, Mucawiya, Umawiyiin, Dagaalkii Beder iyo Dagaalkii Uxud Maqaaladan dhamaantood way isku xidhan yihiin oo isku macluumaad yihiin. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 14:34, 29 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]

warcelin[wax ka badal xogta]

Mahadsanid sxb Abshir Dheer si qurux badan ayaad ka dhigtey taas oon anigu kari waayay.

Intii aan qof kale ka sugi lahaa in uu saxo maqaal ama bog, waxaan jecelahay inaan aniga qabto shaqadaas. Sidaas darteed waxaan u baahanahay inaad iga caawiso sida tixraaca ama </ref> loo sameeyo si aan anigu u qabto shaqadaas.

Mida kale waxaa jira maqaalo aad u badan oo micno daro ah, ama qof dhalinyaro ah ka qoray naftiisa, kuwaas oon dhamaan saarey Tirtir laakiin ilaa hada aanan la masixin ama la tirtirin. Marka hadii aad awood u leedahay, fadlan shaqo ka qabo bogagaas.

Waxaan jecelahay inaan kuu soo gudbiyo isla markaana kaala tashado wixii aan anigu maamuli waayo, waa hadii aanay dhib kugu ahayn.

Mahadsanid,

Ismail Suge (talk) 23:07, 26 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

codsi caawin sida "Luuqado Kale" loogu daro bog[wax ka badal xogta]

Waan ku salaamay mudane Abshir dheere, waxaan jeclaan lahaa inaad iga caawiso sida Luuqado kale loogu daro bog. Ilaa iyo hada waxaan hayaa
en:
midaas oo
[[ingiriis]]
kaliya ku daraysa meesha Luuqado kale ee boga.

Waxaan jeclaan lahaa inaan luuqado badan ku daro bogaga aan wax ka qoro. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 06:18, 2 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]

Salaan qaali ah ka dib, waxaan rabay inaan sameeyo template ay ku jiraan 200 lambar ee tirada ugu horeeya, markaa xirfadeyda oo kooban darteed ayaa templatekii sidaan doonayay waa noqon waayay wuxuuna igu sii toosiyay bogag iyo templateyo kale oo cusub. Waan ogahay ineey muhiim tahay in bog/maqaal/template kasta lagu xidho "en:wiki"; markaa shaqadii Template:Lambarada_Tiro (list of numbers) wali waa qabyo waxaanan kaa codsanayaa inaad igala qeyb qaadato sixida templatekan. Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 22:21, 20 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]


Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.


Link=Caawinaad:Kaydka wadahadalka