Jump to content

User talk:Abwaan camaari shiikh xasan

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 3 sannadood kahor ee 192.145.168.137 qodobka Hbbbhhhhhhhhh
                 Gabaygii aabe 	1

Aaabow ergaban kunahay dunidaan aan joogno Aaboow oraah deyda gabaybaan kugu amaanaaye Aaboow intaad iigashaan kuu axsaan faliye------- Iloobi maa wanaaggaga hadaan iilka la igeynin Aduunyadaan dhexjoognio idil ahaan teeda Afarteedan geesood uunka kalajooga ALIHII sameeyaan kabaryi inuukudhowraaye ------- Ilmaha kolkii aan ahaa oon wax garaneynin Aayadaha Qur aankiyo Xadiith lagu itaal yeesho Adigaa ibarayoo waan ugsoonahaye Abaal kaaga maan gudikaree waa un dadaalaaye----- Unug yada jirkaagaan qeyb ka ahay Aabe Isirkiyo hal kii aan ka imid adiga weeyaanee Ilin kaan maraayaba ducan kuu aqrinayaaye ------- Awoodoo dhan ALLAHAYOOW Adaa lagugu eegtaaye U illaali waalid key sey iibarbaarsheene Asluubtiyo dhaqn kii wacnaaybey iigu dadaaleen Itaal yari maqluuqan runtii laguma eedeeyo Aabehey iftiinkuu ibaray igamadaahsoona ----- Ilddogisiga haduu waalidkaa irida kuujoogo Ama ifka noolyahay waad istareexdaaye Amuuraha aduun yadu ma ahan saad umaleyseene ----------- Agoon iyo nin aabihii noolyahy kala awood dheere Abtiris haddii aytahy isirka soomaali Midkaan toos u eeganahayoo la igu aqoonsaayo ALLAAH baan kudhaartee xaqiiq aabehey weeyaane-------- Orad laguma gaaree aduun ebtalo weeyaane Adigoo haminayoo durbaba soo afgo ayaaye Ajashiisa kagadaal majiro ruux inyar joogaaye Aakhioraana gurigii rasmiyoon ebed dhamaaneyneeee------- Allahayoow hadey tahay aduun iminka aan joogno Ama eey aakhirotahay eebe hortiisaaye Aabehey RABIYOW kusii nolol Amaaney san --------- Ahlu jano ALLAHAYOOW kayeel aan kadhamaaneyne Adigoo karaaliya RABOW uu aakhiro joogo Udgoonoow rasuulkeenina RABOW ay ishaleelaane Abuu bakar sidiiq iyo Asxaabtii Rabow uulajaar noqdaaye Uhibey amaan kii janadoon ebed dhamaaneyn eeee_________________

           Hashii Maandeeq 2

Ha,da gabygu hibo weeye oo aan lawada heesan Hal abuurku wuu badan yahoo midiba waahebe Hogaanuusa leeyahay looga sooharaye Inkastoo hankeey dheeryhoon hadal kugaareynin Aan hoosaassho maansadu waa himiladeeydiiye …….. Hurdaddii kasoo kacay waan hirtamayaaye Horweeyn geela baan soowadaa oolahori doono Hilinkuna wuudheeryahay lagu hayaamayo Hiiradii nin sokacay ayaakaalin iiheynee………. Kolkuu hiriq yirahdoo dhamaan geelu wada hoobto Ooharaadkii daayoo nirguhu harafka gooynaayo Hakan mayo bartii aa rabaan uhargalaaye Hadafkeygan dheerina dadyahow hor usoco weeye ….. Koleey hoos qaboow iyo haracaan goobaa he Hogal roob iyo gugac muuqdabaan kuhaminaayaaye Halkaa baan kufurayaa oon heyb kagalayaaye…. Hasheydii kolkii eeydhashoo aan kaharuubeyo Horaadada kolkii aan kudhano aan uhan weeynaaye Hal haleelka maans ada ayaan dhab uhelaayaayeee….., Hadii aanu maan deeq olhore hurinay dhiigeeda Holac iyo haddii qiiq aan ku hareereynay Dadku weey hishiiyaan intey hore islaayaane Habsamidan maxeeytahy dadkii hoday naftoodiiye ……. Heyb sada Hashii aan gubnaa haatan noocurane Hanfidiyo kuleeylkaan qabnoo aan kuwada hoognay Hadba kii waxtarayaba waxaan halaq ugeeynaaba Haraad aan kabixi karo waxaan cidkale heeybshaaba Anigoo uheel qabaan waxbadan nabada hiifaayee Halyeeyada waa iney kacaan dalkaan hagaya guushiisa…… Howd iyo hasheeydii madhigo meel hamuun darane Jid habaabsan marin mayo oo tii horaan garane Hayeeshee dadkeygoow yaan la hagar daamin Is haleelka fikirkey bulshadu hadaf kugaadhaaye Qofkii aan hasheenii ubaqin hoos wax ugu heegaa aa,,,,, Hooy aanu leeyahay waxaan soohaeer maraba

oohabeena aan gali kareeyn hadimo aaoohaewgeedee

Heerkaa maraan jognayoo hubanti weeyaane Hadeetana allaha waaxidkaa howsha fududeeyay eee…. Anigoon hareer marina an bulshada hadalka gaarsiiyo Hoowraarta gabay geeygu waa hilinkii toosnaaye Hamoogaan dantaan leeyahay hirar kasii weetyne Hugun keeygan maasada ayaad kadhex heleysaane Hana yeelin dhibaatiyo wixii hoos udhiga maanka Hishiis ineynu gaarnaan rabaa heerkastoo nahaye ……………..

 GabayGII DARDAARAN 3

Gabaygan waxaatiriyay abwaan cabdikariim shiiq xasan maxamed ookumagacdheer (camaari) Waxaana uutiriyay 23dii bishii 5/2016 abwaan camaari waxa uu dhashay sanadkii1997 waxa unakudhashay dagmada Camaara eebartamaha somaaliya gaar ahaan gobolka mudug Waxana uu gabaygan tiriyay isaga oodhiirigalinaya Dhalinyarada soomaaliyeed in eey Dalkooda in eysan deyrin waxan uuyiri 1:Da,da gabay ga waaloodhashaa dabaaqtankeediiye. 2:waana lagudadaalaa hadaa door uleedahaye. 3:mar dagaal iyo diif xunbaa lagudarershaye. 4:marna wahishiis dabacsan iyo maslaxa dor fican. 5:hadba kiidantu aytahaa lagudaboolaayeeeeeeeee. 6:Duruufaha aduun yada udaran dabac sanantenu. 7:Dalkeenoo dudumayan wada dayeeynaaye. 8:Dahabkoolaboobaan dulmi daba ordeynaaye. 9:halka loo danbeyn doonaban la us dareen siineeeeee. 10:Dalkiiyoo barwaaqaa qurbaha udur dureynaaye. 11:Duli iyo damana jiroo aan wax dareemeyne. 12:Damqanmayan da,yartana umadardarmane. 13:Duqowdii dhamatayoo kol horaa daa in oofsadaye. 14:Da,yartuna sidookale daraf ordaayasne. 15:Dagaalbey kunolaan jiren intey dunida jogeene. 16:Dowlad meysan aragoo loma diirnixine. 17:ninwaliba danbuu leeyahoo wadakana mooge. 18:damiirkii miya lumay marbey damacday laabteydu 19:marna wan dajiyo ku iri ilduuf yar weyane 20:daa in baan katuugaa inuu daacad nagu beero 21:ninkii sodagaalamay inbadan midida daab haayay. 22:iyo kii dan tiigaranayo tacliin darafta so hayay isku dooq miyey noqonkaran daa in idankiye 23:midi wuu dudumiya dalko oma diir nexe e 24:midna wuudar yeelaa door kastuuyahaye 25:doqonimo mafiicniyo inan duli kunolano 26:ninwaliba doorkuu galuu dib ka ogaadaaye. 27:udadala dalkaanbaa in sugine yana laga deyryin 28:dibad iyo tahriib kuma lahan iyo dawarsi gaaleede. 29dibjirka habeenkii ma aha inad udooshaaye. 30:kadurduurta dahabkaa hirqiyay dalkiini hooyo


   TIXDII  Dhaqan xumda manta 4

Gabaygan waxaatiriyay abwaan camari waxa uuna utiri yay kadib markii uu yiri waxa qaadan waayay dhaqanka maanta dhalinta soomaaliyeed rag iyo hablahaba waxana uuyiri (1)waxbaa idhadhamayoo runtii dhaafi kariwaayay (2)dhugan waayayoo misana indhaha kama dhamaadane (3)dhabiil baa iheysoo hadana dhuumad baan ahaye (4)bal dhageysta maantoo kaley dhiiranaan tahaye (5)sida loo dhalaaliyay admigo loodhameys tiraye (6)dheldhel runtii mahanoo waa la dhowraaye (7)iilkaa ladhigi doonaa isagoo dhabuubyeysan (8)dhaqankiisu sida uu ahaa baalagadhageysaaye (9)ninkii dhoorka yeeshoo madaxa qeybta sare dhafay (10)oodhankaa hoose xiiriyo dhagaha raadkooda (11)oosidii dhurwaaygii qoorta dhuubaya (12)dhankasto aad eegtaba shimbir dhoorkeed lomoodo (13)oo inuu dheeman yahay dhaar kumarayoow (14)dhaxalkeena maahane ogow waacashar gaalku kuudhigaye (15)sida laguu dhalaaliyay iolagu dhameystiray (16)miyaad dhamad moodiyo in ilaah kudhagraayo (17)waa adigaa dhankale adayo dheef karaadayaa (18)dhalintaadu intey korodho xumnahadu weydhimanayane (19)dhakadaadaa laga arkaa tintu weydhalaashaaye (20)dhanka kale jirkaaguna wuudhilmaayaahe (21)halka dheeman kaahoo aadkudhaqaaqesid (22)oohadii dhib soogaaro aykuu dhamaneyso (23)dhankaa madaxa weeye ogoow aad dhoorkayeleysid (24)rabina wuu awoodaa inuu dhmbilo kaasaaro (25)udhawada Illaah baa xaqo kama dhamaatiine

  Habliyo dhan kaa kale

(26) iyagoo dhameystiran Illaahna uudhowray (27)beydhankaleeto aadeen oodhibta ugudhaqaaqene Dharkujiidanoo dhilan xumnahooda dhuujiya ishu eydhexmareyso dhuuxoda loojeedo dhalintey agmareysay midwalbaakudhahaayo Allah yaadhabta saara mar un ey idhaxdaa kolkii aadku dhawaaqdo gabadhan maxa dhacay waa ayadan dhangexeysa waxayekugudhahaayaan hebelbaa kadhawaqee bal dhageyso adiguna iyadoo dhaladhan dhoola oojidkaa dhexmareysa bey gees udhacdaayoo dhibatey kusugantahay ma dadkaa balkudheeelay oodhibkaa kusameeyay mase dhaqan xumadii eysameysay baa dheef teeda loo dhiibay





Gabaygii dhaqankiihore iyo kan manta 5 Dhaq dhqaaqa dunidan dhinacba waaceyne ano Dhuuman jiray baan hadeer dhidhinaya e. Dhabcaalnimo mafiicneewaan dhim rinayaaye. Dhaxal ano uheystaan tixdana dhiririnaa yaa e. Dhawaqeygu intuu garabaan kudhufanaaya e Dhaqankeeni duugoobay baan dib udhugaayaa e. Dhameys iyo midkii dhicisaba geeri wuu dhamine. Dhafar soohan dadku eyqabtaan dhaanka lagujiido. Dhiga aqal lasaaroo dhidibka lootaago. Dhuub caano geeloo lacabo dhaayda saafida ah. Dhirmagoola mireheed lacuno dheysta laga buuxsho. subagoo ladhuuqiyo hilibkoo dhuuxa laga gaaro. Dhalin balansan dhul dheer kaaga timid dhaanto lala dheelo. libaaxoo dhskaaraha kaciyey dhalaankana maqasha lodhiibo. Dharaartuu cadaw soogalana seefta loodhato . Dhambaal gabay ninkii dhiig leh lagu dhar dhaarayo. Dhadeysiga habeenkii dhabeylo loodhunto. Dhaqankodu aansuulinoo dhowrsanoo fiican intaasoo dhanbaan wadaleheyn iyo kasiidheere. Dhalintaanse barigaan jirtoo dhoorka wada yeeshay Dhalooyinka wixiilagu arkey dhaarkumarayaane madhowraan shareecada qaarkood weykudheeleene Dhaldhalaalka dunidey dhaxal umoodeene Ninwaliba dhibkiis wuu ogyahay iyo dhaqan xumasntiisa Dhawaantaan maxa sobaxa la isku dhahayaa e.hebelbaa dhoof kuyimid dhaqanxumuu keenay Dhuuman mayo meeshuu tagana wuukadheelaaye Dhiiranaan dhaqanxumo sidii lagubartaa la iskudhibayaayeeeeeee. Gabdhihii hadeer nookacana dhaqan xumaa heysa Dharkoodii ladhuuqshoo xumaan dhuunta loosarye Dhal dhalaalka eyleeyihin anu dhaadeynin Dhafoor jabin islaamkeey kutahay loo dhsmeystiraye Dhaxalkeena maahane runtii waadhib naguweyne Dharka qaata dumarkoow dhaada jiirtiina Dharaartuu qiyamuhu yimaada cidna ladhaafeynin Dhanka bidix kitaabkii noqdaa dhibaato weeyaaneeeeeeeee.






   Gabaygii Alla bari   6

gabaygaan waxaatiriyay abwaan camaari waxana uutiriyay isaga oo ilaahey baryaa waxana uuyiri Ilaahoow Illaah kale majiro adiga nooyaane Adigaa aduunyada xukuma gabi ahaanteede Adigaa wixii aadfadhana lagugu eedeyne Adigaa awoodloo cirkaan udubla,aan taagay Adigaa arladaan fidshoo buuro ku adkeeyay Anaguna adoomaan noho aad utaag darane Aduunyada shaqaalooyimid waan ugsoonnahaye Aaqiranaa ninkii camal falaa amaal lasiiyaye Illaahow markii aandhintoo iilka la igeeyo Afargeedyo dhoobana la igusoo oodo Ehelkeygii uusootagiyo maal intaan lahaaba Illaahow badbaadada adaan kaabaryahayaaye Amaalmalahan ruuxaan aduun eebe garaneyne qofwaliba wixii uuqabtaa loo aqrinayaye Ayaankuu qiyaamuhu yimaad oolakala yaaco Oo ubadku uukatago aabihii dhalaye Ama hooyadiisoo inbadan xuquuqda loosaaray Illaahoooooooow bad badada adankabaryahayaayeeee


        Gabay hooyo  7

Gabaygaan waxaatiriyay abwaan camaari waxana uu utiriyay hooyadiis isaga Oo uduceynaya waxana uutiriyay 11dii bishii3/2016dii waxana uuyiri Hoyadey halkeyjogtabaan uhanqal tagaye ma Hilmamo had iyo jeer waan haminayaaye sidey ii hor marisan rabaa inan uheybshaye sidey iigu hagar baxdaan uhogansamine iyadoo haradan horteed quudkii aan cunaye hadan seexan wayana runtii hurdo mey arage hadaan ooyo habeenkoo bartagey heeso iitirine halgamaayabey igu dhahdiyo hadalo waaweyne Hubaashii maqabankaro amaal hoyologude e, hadraawiyo careys ciisaba horay usheene. Howraar gaba iyo heybado kalan uguduceynaye. Haajirid kolkii eytagtoo aaqiro loohaadsho ooy Hayaanto iyadoo inbadan loohamuumqabo e, Halka uguhabonbaan rabaa ineykaheshaaye Hoygeeda aaqiro Rabow harac haloodhaafo. sidey iihagaajisay Rabow loohor mariyaah e. Hamigeyga kama go,do hooyo seytahaye Hugun roob iyo hadalgaabani isma haleelaane Hooska geedkiyo niman harseyn isma haleelaane Hadalaan habooneyn iyo hooyadu isma haleelaane. Halaagsamay ninkii hooyadii hadalkulaabaye Adoon hadal iyo heyb toona garaneynin qofkusoo hadaajiyay misana halaqa kaadhowray mey Haboonaa inaad hurisa laabtiisa Hoygaad katimidbey hooyadu uhogantahaye Halka aad usocotaney kaga horeysaye Haawiyoo Illaahow hagalin halisba weeyaaneeee.








GABAYGII G.MUDUG&BUTLAN 8 Gada gabayga maansadiyo hadalka giireysan Garaadkeyga oogaaban buu iiguntamay maalin Gurxankaan bilaaban wali gorada heystaaye Gafka waan kadhoowraa runta yaan kuaardhigaye Guulabaa isiiyoo inbadan mahada gaarsiineeeee Galbahaana maanan galin gabayadeydiiye Mana gabinse geeraaradii waan kagaab sadaye Galgaloolka xaajada yaan gacan kadhiib taaye Galabtoo kaleeteey itiri yaa igarab siiyaaaaaa Goor dhaweeyd kolaangeedka tagay maqaal isoogaaray Baagubaya laab teyda oon lagar gaiiya Odayaashii goobtaa midiba gees aaday Midaa yiri anaa geesiyoo wiinan garaneyne Midkalaa gardaad saday hadal wuukugacan seeyray Midbaa yiri anaa geeska hoo gacan baa iitaagan Gaf weeyaan waxaad sheegteen midbaa gees kasooyiriye Waxay hadalka giigiijiyaan aney isoogadhay Ana wan gunanday durbaba waxaan kusoogaabshay eeeeee Ga raad laawayaal maan tabaad gacalo weeyseene Kolkii aad gumaadeen hacbigan aan waxbana geeysan Dan gaaroo aadleedihiin aadkugubeeysaane Guul haleli meeysaan xaqiiq waad gab lameysaaneeee Galmudug iyo golaha butlaan ee isgaraacaay Birima geeydada qaxdana aan kagallyoonin Garaawsada hadalkaan in iri yuu in gees marine Gaalkac iyo garoowan karabay ineey is geeyaane Maxaa guluf olaadeed nabaday gunimo weeyaaneeeee Geel ninkuu udhalay ama guuto uriimeeyso Misna gaawe aanheesan beey godobi heeysaaye Gadaasoo kaleetey noqden goboladeniyieeee Cidba gaar hadii laga dhigoo xariiqna loogooyay Oogaban hamuum qabaa reer gursan kari waayay Anigeey igaadhay midaa wanku godayaayeeeeee Gaas iyo guuleedow hadalka soogaabsha Gardaro mafiic niyo inaad geeri hor seedaane Ogaban hooyadii jecleyd aad gablamsaane Nineey gaaja heyoo gaal u adeegaya oo garaaya diintoo aan ku go, aan qaadan Goorey ahaataba ALLAAH wuuka aar gudanee . Guxushyadiina meysan oran gaar isugu leexda Oogorfeeya go, aan kamadambeys go,ay dadkeniye. Googooysmada dalkeeniyo gaalo dhaqankeeda Iyo madaxda gaargaarka ahoo la isku goonaay . Gayigeni wuu dhacan yehee yaa ugurmadi doonaa Gulow alahayow adan geeyshna kayaabene Gudguduudka subaxii adan gacmah kuutagtay Kama gaabsho hadey galab tehee waan kusii garane . Garaafada dalkeenoo galina aan baaqan Guuloow allaahayoow dhamaan nabadu gaadhaayeeeeeeeee


       TIXDII CAASHAQ               10             

Qaxar weeye caashaqu Qofkii uuhaleelana Waa ayadoo qeybtiis lajaray Qaar kiikaleetana Loodhiibay qofkuu jeclaa Si uu uqumqnaadana kudoonaya qeybta kale. Hadi usan qaabilin qasaruu kusugan yahay Qiimo yeelan aayoo qadkabuu kabaxayaa Qatar weeye daranoo qiil looma heli karo Xumnaha qaaligaa iyo qalbiguu dhbateyn Qodax taagan iduu yahay jidhka wuu dhex quusaa Maskaxduu qalqaliyaa qaboobahahabeenkii kolkuu qobuhu soodhaco Dadku ay qarqarayaan Qamac aad udaan iyo qiiro baan dareemaa Qiimo maleh aduunyadu Qad ooquudo weeyaan Adoo qeeyr filanayay Qatar kulab gudboonaan Mar adookaquustana Nolol aad ku qanacdoo Aadn qiyasi karinbaaad kuqaboow saneeysaa Qalad yaro qof uugalay qudha gooy hadeeytahay Qosol maahan sheeadu qool waxaad kuxiratana kaaqarsoomi maayaan qabqabta naftaaduna qalalaaso weeyaan qoraxdoo maalin bara qaanso lagumataagee dhulka ooqalalay wabiyaal qulqulayaa hadeey biyo kuqooyaan laguqasaari maayee qofkaan door bidaayay hadii uu qiyaariyo qalqaloca ila rabo qaadiroow allahayoow qiyaamaha mamoogiye qorsheheegu suuyahay inta dunida iqoran hakaqarin nafteeyda






TIXDII CIBAARO ADUUN 11 Itaan cuuraaamo joogta Intaa camoola joogta Intaan aan ceyshka hesan Intaan cafimaad la,aantaa Intuba waa kuu cibaaro Ayana waa u cadaadis.

Haddaa tahay ruux cabeysan Cashadu mel ay utaallo Quraacddisana cadeystay Intaba dadbaa kacaagan .

Haddii caaadilkey kuudeeqay Hantiyo cafimaad kusiiyay Cirkaa sare dabaqyo geeysay Cadceedu nimey gubeysaa.

Waxaad cabirtaa naftaada Waxaad celisaa hankaaga Intuu cil qabo wallaalku Cawiyo waa ku dharaare.

Ogoow ciladaha aduunka Cadaawada ruux loqaado Waa qof camiray naftiisa Dadkiisana caawineynin.

Adoo ceegaaga jeebku Intaa caalamkaa dhex joogto Hadaadan kacabseynin baahi Maxaadan ucaawinin dadkaaga.

Miyaadan ceebseyn naftaada Caziis ruuxuu hanuunsho Ayaa kacararay naarta Siduu calaamaday rasuulku Intuu cadyar sadaqo dhiibto.

Qofkii calday aduunka Inbadabn dheef ceeyrnaayay Asagoon wali cagdhiganin Calaacashu aysan buuxin Ayay qalashaa caleentu Naftaa lagasoocelshaayoo Carraa laga hoosmarshaaye.

Caadil goortaad horjoogto Cidina ay idiin dhaxeynin Macaawisay dariska kaa ah Waxaad cuntay kuu ogaaye Maxaad kucelee jawaaabta.

Dadyahow cimri dheer maheysid Intaad Aakhiro ucaraabib Inteeyan cabaadin ruxdu Inuu walwal kuu cadaanin Bal caawi dadkaagan baahan .

Cafis waalama huraane Haddaan kucalool xuaymeeyay Cuqdad aan kuu horseeday Anigu kugu caasin maahe Wallaal curinteydan maaso Runtii cabashaa kuxeran Adna iga ciilbax manta.




Gabaygii wacyi galin 12 Wixii waayo soomaray dadkaan isma wareeystaane Warankiyo eebada laridoo waaxda kala gooyay Hubka wararaqleeyo maato lagu wiiqay Wakaaada haboon wixii weerar lagu qaaday Wargeysyada aduun yada wixii weedh xun naga gaaray Intaasoo dhan wadarahood waa ayaan dariyee.. Waraabuhu halkuu raqku heluu waayo badan joogi Haddii aan lawaabina madhaho waan katagayaaye Iswehshada sooomaliyeey aad nabad kuwaartaanee Waagii cadaadaba haddaan waano la istaagno War dadyahoow wallaalabaan nahay aan kuwada qowlno Weey dageeysaa xasradu weeyna idankiiyee Wada diin ayaannahay wal walalkataagneyne Wada dhaqan ayaannahay waabaryiyo maalin Wada diin ayaan nahay walwal kataagneyne Wada luuqad baannahay isku wareerene Waran ruuxii kugu yiraa dhaqsaad uwar celeysaaye Waraf iyo shimbiro duulayooo hawada wiifaaya War iskuma hayaan baa layiri kama wareegaane Waanimcad ILLAAH nagu galadoo aanan weeleynee Wahsibaa inqaadoo dadyahow shey madaagtaane Ninba kii wallaalkii ahbuu dhan uga weecdaaye Waxyaroo samaan noqon karaadna isku waafaqine Waxay keentay duul gacal ahaa iney kala wareegaane Waaxyaha jirkeygiyo qalbigu weygubanayaane Wax horoo nafteenii qaribaad weheshaneysaane Wadiiqada saxdaa lamahayoo waa lagaranaayee Baqti lama walwaaliyo wixii uriya weelkaaga Wacyi galinta kama daalayoo waa inku siibadine Adinkuna waxbaa dhici karee waai u ogaadaaa Waxsan sheega ruuxii ahbaa laga warqaataye War biyuhu jiifaan oo roobku wada gaaray War dadkii lahaayina uukawada guuray Kawaraabay duulkaloon wooy la oraneynin War inuu dalkeeygii yahay yaawar kadhahaayaaa Wiilashiyo gabdhahaan baxoo dibad kawaan too bin Wey iska yeeli dawarsyo ineey gaal wax udoontaane Waalidkoodi bey dhibahayaan wada tabaaleysan Weey baneyn dalkoodii waasica ahaayee Waxsoo saar malahan runtii weey nadulleeyeene Wallaahiye qaarbaa katagay diintaan waafigaahe Kuwareeray gaaladaan ay kawar qaatane Walwalkiyo xumahaan arkay weey nadhibayaane.. Weeynoow ALLAHAYOOW adaan geeyshna kayaabeyne Wadaaygii aduunkaa tahay waana lahubaaye Waali lama dalbadiyo inee wiifto ku haleesho Wadnaha qofkii laga baxshaa noloshuu waayaahe Had hayaha adigaa ahoo cidna kayaabeyne Noo wanaaji qaatumadaa laga wacnaaadaaye

Hbbbhhhhhhhhh

[wax ka badal xogta]

Jjjjj 192.145.168.137 09:02, 4 Febraayo 2022 (UTC)Reply