User talk:AlaskaLava

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Soo dhawow[wax ka badal xogta]

Mudane AlaskaLava ku soo dhawoow Wikipedia Soomaaliga, fadlan ka qeybqaado howsha iyo kobcinta ka socota Wikipediaha Af-Soomaaliga. Marka ugu horeeysa soo siyaaro Wikipedia:Waxbarid si aad u fahanto qaabka websitekani u shaqeeyo. Intaas wixii ka dambeeya waxaan kugu soo dhowaynayaa inaad ka qeyb-qaadato balaadhinta . Fadlan xasuusnoow meeshani cid si gaar ah u leh ma jirto, waxay ka dhaxaysaa dhamaan dadka Af-Soomaaliga akhriya. Hadii aad su'aal qabto ila soo xidhiidh aniga. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 04
52, 2 Nofeembar 2016 (UTC)
Mudane Ismail4all khariirada ku jira bogga Hiraab waa been beenta regiimkii hore wadi jirey. Haa waxaa la sameeyey 1977. Siad Barre iyo Raisulwarihiisa oo ahaa nin Tumaal ah. Waa sababtaa aad ku akhrin kartaa magaca "Toumal" oo wayn lagu qoray Gobolka Awdal.
""Ethnic Groups from Somalia and Djibouti Map, CIA 1977 [1]
Khariirada waxay khalad muujinaysa
1. Deeganadda Dir, gaarahaan Dirta Waqooyi sida Gadabuursi, Ciise iyo Gurgura
2. Deeganadda Gurre iyo Gariire iyo Gaadsen in Ogaden dego dhulkooda
3. Qabiilo badan oo Samaale ah oo khariirada muujinaysa iney yihiin Hawiye sida: Gaaljecel, Degoodi, Garre, Ajuraan iyo Xawaadle
Hadaan Soomaali nahay khariiradkasta ku saabsan qabiil waa inaan ka saarno bogyaasha qabiilada amase fitna wuu bilaabi doona.
Fiirso khariiradan Hawiye aa sameystey. [2]. Firso sidey yareeyeen deeganadda [Biimaa] oo iyaga iyo Hawiye, gaarahaan Habar Gidir dagaal ka :dhexeya Shabeelaha Hoose.
Iyo Khariirada ku jira bogga [Hiraab] Darood aa la sameystey UN-ta.
Khariiradkasta ku saabsan qabiil in lagu daro bogyaasha qabailadda fiican maaha sxb.
Wikipediaha Ingriiska xita waa laga saarey khariiradaas, bogyaasha qabiilkasta , markaan dood la furay Soomaallidda kale iyo Moderatorska.
Waa iga talo, hadaad cadeyn u bahaantahay, waa ku tusi karaa, , - AlaskaLava ) 04:52, 2 Nofeembar 2016 (UTC)[reply]
Mudane AlaskaLava waxaan kaaga digayaa inaad bogaga qaar masaxdo bilaa ogolaansho. Macluumaadka meeshan ku jira dad ayaa wakhti iyo aqoon geliyay markaa xaq uma lihid inaad masaxdo qoraal adigoon qofna la tashan. Hadii aad aragto wax khalad ah, fadlan soo bandhig oo dadka kala tasho isla markaana sharax khaladka adigoo keenaya cadaymo iyo tixraac. Khariirada aad ka dacwoonayso waxay leedahay tixraac, markaa hadii aad heyso cadayn sheegaysa ineey khalad tahay fadlan soo bandhig; laakiin mar dambe bog waxba haka masaxin. WAA DIGNIIN! Dhinaca kale, maxaa qabiil kugu xiijiyay maad dadkaaga u faa'iideysid oo ka qeyb qaadatid mashruucyada ka socda Soomaali Wikipedia. Ismail4all (talk) 07
28, 26 Nofeembar 2016 (UTC)
Asc Ismail4all, Gaaljecel iyo Degoodiya Hawiye maha sxb. Been beenta in la faafiyo fican maaha waayo dad Gardheere ah (Gaaljecel, Degodia) hadan bog badan ayey ku fureen ::::Wikipedia, bal eeg Garjante gardheere samaale , saransoor. Abtirsiin ahaan beelaha Cowrmale, Gaaljecel iyo Degodia Hawiye maaha, waa Gardheere Samaale.
Halkan ka akhri [3] Buugga: The Invention of Somalia
"[His subclan Gaal Jeel of Hadama derives from the Gaal Jecel, the majority of whom live in
Hiran. He is aware of the genealogical tradition according to which Saransur had four sons
(afarta Saransur), namely Masarre, 'Isa, Degodia, Gaal Jecel, who are the eponymous ancestors
of clans.]"
""The shared partilineal ancestor with
the surrounding Hawiye is just Samaale. [I.e. in patrilineal terms there is no closer link than both
deriving themselves from the eponymous ancestor of the Somali.""
Bogga 32 waa abtirsiinta Gaaljecel.
[4]
Xawaadlena waxay ku abtiirsadaan Mayle Samaale, Degoodi, Cawrmale iyo Gaaljecel waxay ku abtiirsadaan Gardheere Samaale.[5] The Xawaadle clan descend from Mayle Samaale and the other 3 clans (Degoodi, Carwmale and Gaaljecel) from Gardheere Smaaale]
"the Xawaadle clan descend from Mayle Samaale and the other three clans(Degoodi, Gaaljecel and Cawrmale) from Gardheere Samaale"
- (AlaskaLava) 10:28, 26 Nofeembar 2016 (UTC)[reply]
WCS AlaskaLava waad ku mahadsan tahay warbixinta iyo cadymaha aad soo bandhigtey. Aniga sxb aqoon badan uma lihi qabiilada Koonfurta Soomaaliya; maqaalada aad meeshan ku aragtey waxaan ka soo turjumey en:Wikipedia. Dadka Soomaalida qabiil jacayl ayaa wada haya, sidaas darteed wuxuu qof kasta rabaa inuu meeshan ku amaano qabiilkiisa kuwa kalena ku afxumeeyo. Sidaasi darteed sharciga qabiilada Soomaalidu wuu adag yahay. Hada Degoodi wax ayaan ka bedelay anigoo tixraacaya cadaymaha aad soo bandhigtey. Waxaan kaa codsanayaa hadii aad rabto inaad wax-ka-bedesho beelaha aad kor ku sheegtay inaad qoraalkaaga ku darto cadayn, sidoo kale ahaato dhexdhexaad iyo warbixin run ah. Cadaymaha sidan ayaad ugu dari kartaa
<ref>[halkan ku qor linkiga websiteka cadaynta ah]</ref>
Hadii aad su'aal qabto ama caawin u baahan tahay ila soo xidhiidh. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 13
43, 26 Nofeembar 2016 (UTC)

Sheekhaal[wax ka badal xogta]

Asc Ismail4all, mudane maxaa Sheekhaal laga dhigay Hawiye? Horta Sheekhaal waxay ku abtirsadaan Fiqi Cumar, Sheekh Cumar Ar Rida binu Caliph Abubakar. Haa sidaas ayey yidhaadhaan. Sheekhaasha degen Mudug ka dib 1990 waxay bilaabeen iney Marti ka mid noqdaan Hawiye. Weligaa ma maqashay Martileh Hiraab? Maaha abtirsi run waa bas isbahaysi siyaasi ka dhexeysa Lobooge iyo Hawiye, laino wax badan ayey isguursadaan.

1. Cadeynta: Bogga 19 [6]


Clans in Somalia Report on a Lecture by Joakim Gundel, COI Workshop Vienna,
15 May 2009 (Revised Edition)
published December 2009


""The Sheikhal21 (or Sheikhash) are the common name for lineages with an inherited religious
status. According to Virginia Luling, “by one account they all trace descent in legendary terms
from the same ancestor, Sheikh Faqi Omar, who travelled around Somalia and married wives
in each location”
Most of the Sheikhal(in Somalia)are currently associated with the Hirab section of the Hawiye which is an
interesting example of how a ‘weak’ clan politically may change its clan affiliation to achieve
influence, protection, and strength. Hence, after the civil war (1990-92) the Sheikhal from
Mogadishu and southwards to Kismayo/Lower Juba pursued two main strategies of gaining
influence:
The other was to seek association with the Hawiye and General Aideed and the Hawiye
political faction of the United Somali Congress (USC). The now late General Liiqliqato, who was
a Sheikhal, described in his book how the Sheikhal became associated with the Hawiye known
as ‘Martileh Hirab’ (literally meaning guests of Hirab).""
Taas waxay cadeynaysa iney Marti ka mid yihiin Hawiye gudaha Soomaaliya.
Iyo Sheekhaasha degen Itoobiya? Iyaga waxaa la odhan jirey Ogaden Jimce Dashay.

2. Cadeyn kale: [7]

""The Shaykhash, or “ Reverend” as the term means, are the only Somal of the mountains not derived from Dir and Darud. Claiming descent from the Caliph Abu Bakr, they :assert that ten generations ago, one Ao Khutab bin Fakih Umar crossed from Al Hijaz.""
Warkaas macnihiisu waxaa weeye: "Shiikhaasha ahna "Reverend" oo ah "kuwa xushamada sare mudan oo la jecel yahay", waa
Soomaalida keli ah oo buuraha degta oo aan ka farcamin oo aan ku abtirsan Dir iyo Daarood midna, oo waxay leeyihiin inay yihiin dhasha Al Khaliifah Abuu Bakr

3. Cadeynta Sadexaad: Bogga [8]

""Aabaha Shiikhaal dhalay wuxuu ahaa Amiirka Dawladda ama Imraada Harar,
magaciisuna waa Cumar\عمر ,soomaaliduna waxay u taqaannaa Fiqi Cumar. Harara waxaa looga
yaqaanna Abaadir, ahna wadaadka Diinta Islaamkana xoojiyey oo ay ka barakaystaan.""