Jump to content

User talk:Alinor xalhaye

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 7 sannadood kahor ee Alinor xalhaye qodobka Afbawaaqo (baraago diirshe)

Afbawaaqo (baraago diirshe)

[wax ka badal xogta]

Afbarwaaqo ama baraago diirshe waa dagmo katirsan gobolka galgaduud ee maamul goboleedka galmudug. Afbawaaqo waxaa daga beesha aadan faarax oo kumagac dheer laxmar. Gudoomiyaha dagmada waxaa lagu magacaaba cali mursal c/lahi jamac. Guud ahaan qoysaska deeganka ku ah dagmadaas waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 26,000 oo qoys. Waa mid kamida dagmooyinka ugu balaaran guud ahaan gobolka. Alinor xalhaye (talk) 16:16, 6 Sebteembar 2018 (UTC)Reply