User talk:Asadyaxya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Asad Yaxye Maxamed[wax ka badal xogta]

anigoo ah Asad Yaxye Maxamed waxaan ku dhashay magalada muqdisho 1998 waxaan noloshayda inta badan ku soo qaatay gobolka banaadir degmada boondheere taasoo aan wax barashaydeeda ka bilaabay sida malcaamada aan quraanka ka dhigan jirey iyo dugsiga hoose ilaa fasalka 1-2 ee dugsiga Wiilwaal ee degmada boondheere ka dib marka dagaalada bilaabmeen waxaan ka soo baxay dalka una soo baxay somaliland aan ka sii watay waxbarashaydeda ilaa fasalka 8 aad ee dugsiga dhexe intas waa taariikhdeeda oo kooban