User talk:Awilmohamud
Hadal ku darAppearance
Qararro-laasalay waa degmo ka mida gobolka doollo wardheer
waxay ku caantahay xoolaha Somalidu dhaqato sida,Geela,Adhiga iyo Lo'da,
sidoo kale waxay caan ku tahay Fardaha,waxay ku taalaa xuduudka Somalia iyo ismaamulka DDSI waxay hoos tagtaa magaalada danod. waxaa daga dhaman beelwaynta reer darawiish.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ku caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Start a discussion with Awilmohamud
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Awilmohamud. What you say here will be public for others to see.