User talk:Bakarjeey

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Waa ku salaamay Bakarjey!, Marka hore kusoo dhowoow Wikipedia, Boogga aad sameeysay ee ah Wikipedia:Who writes Wikipedia Waa la tirtirayaa maxaa yeelay maaha mid munaasib ah. Taariikh nololeedkaada waxaad ku qoro kartaa halkaan giju Bakarjeey si aad ugu qorto macluumaad kugu saabsan mahadsanid.

Qodobadaan hoose sii eeg

Waxaan kuu rajaynayaa guul, sidoo kale waxaan rajaynayaa inaad noqon doonto mid hormariya qaybaha kujira bogga Wikipediayaha qaybta Soomaaliga.

Abshirdheere 22:22, 27 Maarso 2013 (UTC)