User talk:Balcad120
Hadal ku darAppearance
BEESHA HILIBI DAARANDOOLE
[wax ka badal xogta]Waxaa halkaan idinku soo gudbineeynaa wax ku saabsan beesha hilibi daarandoole oo ka mid beelweeynta mudulood-hawiye.beeshu waxeey degtaa meeylo badan oo ka mid geeyga somaliyeed gaar ahaan labada shabelle iyo jubooyinka.meeylaha aay degto waxaa ka mid ah degmada BALCAD oona lagu tiriyo degmooyinka aay leeydahay beeshu,waxaa kaloo degaan degmooyinka kala ah BARAAWE,IYO KISMAAYO.waxa kaloo jiro tuulin faro badan aay beeshu degto waxaa mid ah DANIGA,KULUNTA SHANCAWO.GARASWEEYNE.MUUSAALEY.iyo kuwa kale oo fara badan
SIDA AAY U KALA BAXDO BEESHA HILIBI DAARANDOOLE MUDULOOD
1,GUUDCADE (YABAR GUUDCADE ,REER SHEEKH)
2.ISKAASHATO (Reer duleey FAQI,MAAD CALI IYO XIMI NACDO) 3.GALBI [SAAGRE IYO SUUBIYE)
4,ABROONE