Jump to content

User talk:Barroosinka

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Laaso dawoco

[wax ka badal xogta]

deegaanka laasa dawoco waa deegaan LA asaasay qarnigii 13 aad waxaa Ku nool bulsho aad u fara badan oo isugu jirta dad meesha u dhashay iyo dad kaleba waxaa kaloo meesha ka jirta dulmi iyo maamul xumo baahsan oo lagu cunaayo dadka maatadaa xaqooda runtii gudiga deganka iyo gudoonkuba waa wax ay masuul ka yihiin oo lugta Ku walaaqayaan sidoo kale waxaan jira urur tuugo ah oo layiraahdo MIDNIMO midnimo waxaa asaasay dhalinyaro tuulada ah waxayna u asaaseen in tuulada wax u qabtaan hase ahaatee inay wax qabtaan iska daaye waxay gateen hantidii tuuladu lahayd oo ay kamid tahay 1,birihii buundooyinka 2,inay LA hishiiyeen qolo tuugo ah oo dhuxulaysato ah 3,inay cunaan lacagta masaakiinta ah runtii meeshaas waxaa ka jira dulmi aad u baahsan kaas oo ay wataan dadkaas danta gaarka ah fiirsanaaya oo leh maxaan cunaa sidoo kale waxaa jira in lagu maamulo gidoomiyaha tuulada sidoo kalena uu xigeenka gidomiyuhuna uuna daba lahayn iyadoo wax laqaybsanaayo ayuu bulukeeti iska jarayaa waxaa kamida dadka meesha LA maamula 1,mahamad muumin 2,jeeri laangare 3,mahmd yasn 4,farh salad Masha alah tuuladu waxay leedahay dhalinyaro ka fikir duwan midnimo oo lamagac baxay runsheegayaal oo dadku u bixiyeen mucaarad waxayna kala yihiin 1,shaafici c.rsaq oo gidomye u ah 2 gard c.rahmaan waaberi kuxigeen 3 Mr ateeno 4 c.lhi toosane 5 axmd ruush