User talk:Bashir Ahmed Mohamud

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Taariqda gobolada somalia[wax ka badal xogta]

Degmada xaradheere waxa ay kamidtahay degmooyinka ugu caansan uguna qadiimsan Somaliya waxa hoostagta gobolka mudug waa degmada ugu waxsoo saarka guud ahaan galmudug waxa ay xuduudla leedahay badweynta hindiya oo dhanka bari kuufur iyo galbeed waxa ka xiga gobolka galguduud waqoo waxa ka xigta magaalo xeebeedka hobyo. Sidoo kale degmad waxa hoostagaa tuuloyin waxan kamid jowle ,miiroon ceelhuur dumaaye ,caad,camaaro, miliqo ,dabagalo Tuuloyinka ugu waxsoosaarka badan ayaa waxa ay yihiin jowle iyo Miiroon oo caan Ku ah waxsoo saarka beeraha gaar ahaan digirta iyo xoolaha Bashir Ahmed Mohamud (talk) 09:25, 24 Agoosto 2019 (UTC)[reply]