User talk:Besha Gelidle

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Degmada Qansaxdheere waa Degmo wayn oo ka tirsan Gobolka Bay ee Dalka soomaaliya Qansaxdheere waxay Baydhabo u jirtaa 90 KM waxayna kaga beegan tahay Baydhabo koonfur galbeed. Degmada Qansaxdheere waxaa dega Beesha geelidle ee sida wayn loo yaqaano Konfurta Somalia, Degmada Qansaxdhere dhaqaaleheedu wuxuu ku tiirsan yahay Beeraha, Xoolaha iyo Ganacsiga Degmadu waxaa hoos yimaada Tuulooyin fara badan waxaana kamid ah Mookubow Ismacil Abeey Shanta Mundul Busley Horgooyty May waydiyaasa Buulo Jadiid Buulo-Gumar Harer jiron Bulo-jadiid Tiirka Bandhato Bunbeegaay Elgeedow Kulan Jareer Welmalaas Caray Moorobusle Boolomundul Mayaawow Edaanqabow Lowa Forar Esow Mayaaw Hasan Mumin Sarta Hrgoyti Alio Mad arale Jafey Jiray Buulo Hji Habaal Barbaare korinbood Balad Amiin Raamacadey jimeedada bunbeegay iyo Banban Degmada Qansaxdheere waxaa kasoo jeeda siyaasiyiin caan ah sida Ganaral Cabdi wahaab oo loo yaqaaney Garweyne, Haji Manur Malaq.Abdullahi Ibrahim Birkan, Sheik Alio Dhubow Sheik Ali Nur, Abdi Ibrahim Aw Shirfow dhinaca maamulka hada waxaa Gacanta Kuhaya Ciidamada Mamula Konfur Galbeed Somali iyo Ciidamo Amisom Qaybtoda Ethopia waxaana Saaran Cunaqabateen mudo 5 sano kudhowaad Dhanka Amniga waa uu fican yahay waxaana hada ka shaqeeya Hay,ado ilaa Sex Gaarayo dadkeedu waa Dad Jecel Nabadad iyo Hormarka Deganada ay Besha Gelidle Degto sida Bakool, Gedo , Jubada Dhexe, Jubada Hoose iyo Baay