Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.
Waa ku salaamay waxaan ahay Isma4l waxaa muuqa in aad samayse boga Sheikhdom of Sheikar waxaad ku qortay luuqada English taasi halkaan loogama baahna Wikipedia waa midka luuqada Soomaaliga kaliya ayaa lagu qori karaa hadii aad rabto in aad English wax ku qoto fadlan tag Wikipedia ingiriis abuur maqaalka aad rabtid sidoo kale wax ka badel kaaga wuxuu kaliya ka kooban yahay qabiilo aqoon kale raadso nabadgelo