U bood nuxurka

User talk:Cabdinur Maxamed

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Waxaan umaleeyay lacagtu iney tahay halka looga gambado faqriga, waxaan umaleeyay guurku inuu yahay helitaanka dumar, waxaan umaleeyay cidladu iney dhaanto dad badan dhexgalkooda, waxaan umaleeyay saaxiibadu iney joogayaan waligood, waxaan umaleeyay farxaddu iney tahay inaad sameyso wax aad jeceshahay.

Noloshu waa cashar socda, waa imtixaan aanan dhammaaneyn, lacagtu ma ahan mid faqriga looga baxo, qanaacada iyo iimaanka ayaa faqriga looga baxaa, guurku ma ahan dad midoobay ee waa quluub midowday, cidladu waa cudur haddii aadan wax wanaagsan ku mashquuleyn, saaxiibadu ma joogayaan, safarada ayaa fogeeya, danta ayaa fogeysa, farxaddu waa raali ahaanshaha Alle, helitaanka Alle, udiyaar garowga Alle hortiisa.

Bilow dood la soco Cabdinur Maxamed

Bilow dood