User talk:Cabdullaahi Faarax Makaraan Nuur
Hadal ku darAppearance
https://www.facebook.com/abdillahifarah.makaran
welcome my page
Aboorey
[wax ka badal xogta]Aboorey Maxaad kataqaan
Waxaa tuulada ku yaalo dhismooyin badan oo ay dowladu leedahay in kastoo aan loo dhisin iskuulada waxbarshada iyo isbitaalo caafimaad laakiin waxaa ay leedahay goobo yaryar oo dhinaca caafimaadka ah. Dadka ku dhaqan oo aan la hayn qiyaas ahaan tiradooda waxaa ay u badan yihiin xoolo dhaqato iyo beeraaleey oo Soomaalidu caan ku tahay meeshana ma ka marna ganacsiga ay tuuladu leedahay.