Jump to content

User talk:Cawil Cabdulqaadir Cismaan

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Cawil Cabdulqaadir Cismaan (Carabi: عول عبدالقادر عثمان) (dhashay 16kii october 1989) waa macallin iyo qoraa, Cawil Cabdulqaadir waxa uu ku dhashay tuulada dhegenle ee Gobolka Nugaal. waxa uu waxbarashada Dugsi Quraanka iyo tan maadiga ahba ka bilaabay Magaalada Garoowe, waxa uu ka baxay Jaamacadda Puntland State University (PSU) 2015, waxaa kale oo uu diploma waxbarashada ah ka qaatay Kulliyadda waxbarashada macalimiinta ee Garowe (GTEC).

Start a discussion with Cawil Cabdulqaadir Cismaan

Start a discussion