User talk:Ciise saransoor

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Ciise Saransoor  waa beel kamid ah beelaha Saransoor. Waa beel fac weyn

Ciise Saransoor waxay wada dhasheen 4 ta saraansoor Oo kala ah :

1.DAGOODIYE SARAANSOOR. 2.GAALJACEL SARANSOOR 3.MASARRE SARANSOOR 3.CIISE SARANSOOR

Marka hore Ciise saransoor garjan waxaa dhalay; Aabe : Saransoor Garjan Riyaale

Abtirkiisana Waa Sida Tan: Ciise Saransoor, Mataan ,Riyale ,Garjante, Gardheere Samaale Lafaha Ciise Saransoor 1. Xaaji Ciise Saransoor 2. Muuse Ciise Saransoor 3. Makaraan Xaadow Ciise Saransoor 4. Cali Xaadow Ciise Saransoor 5. Xuseen Makaraan Ciise Saransoor 6. Xaadow Ciise Saransoor 7. Sabriye Siise Saransoo 8. Dhaloow Ciise Saransoor 9. Araxmaale Ciise Saransoor

~Ciise Saransoor Waa beel ka mid ah beelaha Saransoor Waxeyna degaan gobalada koonfurta somaaliya Gaar ahaan Hiiraan, labada Jubo sida Jubada hoose iyo Jubada dhexe iyo labada shabeele- Shabeelaha hoose iyo Shabeelaha dhexe, Bakool iyo Muqdisho.