User talk:Culimada somalida

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
  Beesha abiib yoonis ( xandaguul )

Beesha abiib yooni waa beel ka mid ah beelweynta jibriil yoonis muuse beeshan waa beel aad iyo aad u horumarsan oo ilbax ah beeshan waxaa ka soo jeeda dad ku caana beelaha gadabuursi dhexdiisa sida muuse camir kaahin oo leh bakhaarka ugu wayn magaalada boorama sidoo kalena ka mid ah maalqabeenada ugu waawayn gobolka awdal beesha sidoo kale waxay leedahay xadarado kala duwan oo aan la soo koobi karayn sida geesinimada iyo beeshan oo ah beel aad iyo aad gob u ah

Abiib yoonis 1 xandul abiib yoonis 2 abdi abiib yoonis__oo uu kasoo jeedo muuse camir kaahi ( ree camir ) ah Sidoo kale jilibka xandul abiib waa jilib aad u wayn oo deegaanka soomalida ky baahay awbare ilaa dabal

           Degaanka 

Beeshu waxay degtaa awbare hoosteeda ilaa harawo iyo dambal inta hoostimaad sidoo kalenah ay deegaan rasmi ah ku leeyihiin

Abiib yoonis[wax ka badal xogta]

Beeshu waa beelaha ugu get esisan jibriil yoonis Culimada somalida (talk) 21:25, 4 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]