Jump to content

User talk:Daahir

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

dishiishe waa qabiil balaadhan dega gobolada woqooyi bari somaliya kana soo jeeda beel waynta daarood khaas ahaan beelsha harti beeshu waxa ay badankoodu degaan gobolka bari oo ah gobolka ugu wyan gobolada somaliya iyo gobolka sanaag qaarkiis jubada hoose iyo kuwa kale si gaara beesha saldhigeedu waa magaalda boosaaso ee gobolka bari oo khaas u ah beesha sidookale waxa ay degaan dalka cumaan oo somaliya deris la ah sida gobolka xeebeedka ah ee dufaar caasumadiisa salala waxa kasoo jeeda ugaaska ay beelaha daarood ku leeyihiin dalka cumaan beeshu waxaa ka dhashay aqoon yahano culumaa diin siyaasiin iyo dadka bulshada magac ku leh waxaa ka mid

1- shiikh cali abokor oo ahaa shiikh caan ka ah dhulka soomildu degto

 iyo dalal carbeed noolaa qarnigii labaatanad iyo kii sagaal iyo tobnaad 
 waxana uu ahaa ninkii  ugu horayeyey oo soomali ah oo kitaab qur aan ah qora

2- cali maxamuud samatar oo ahaa hogaamiye ahaana gabyaa cana kana talin jiray magaalada boosaaos

  noolaa xiligii halgankii daraawiishta 

3- ugaas maxamuud samatar 4- ugaas yaasiin ugaas cabdirahmaan oo ka mid ahaa dhilintii xornima udirika ee syl

 ahana isim caan ka aha dalka soomaliya 

5- jen cali ismaciil maxamed oo ka mid ahaa sarakiishii xooga dalka somaliya

  ahaana ninkii ugu dadda yaraa oo lasiiyo darajada jeneraal

6- jen cismaan fatiig oo isna ka mid ahaa ciidankii xooga dalka somaliyeed 7-b siyaasi caan ah cabdirsaaq cusmaan xasan [juurile] xilal kala duwan kasoo qabtay dawladihi somaliya

   xiligii burburka iyo xiligii dawlad nimada

Start a discussion with Daahir

Start a discussion