Jump to content

User talk:Daahir caraaye

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Taariikhda burburkii  boqortooyadii agtiisha Sooyaalka taariikhda waxay qortay burburkii boqortooyadii agtiisha in ay kugu danbeeyeen boqortooyadii kooyaame iyo saldanadii suldaan axmed wuxuu waqtiga is guraba qarnigii 18-naad  waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay magacii maamulkii boqortooyadii kooyaame iyo saldanadii suldaan axmed oo ku abtirsanaayeen agtiisha.

Dagaalkii suldaanka uu la galay dhamaadkii qarnigii 18-naad beel ka mid ah beelaha dega shabeelada hoose oo iyadana markaas bilaaway in ay sameysato boqortooyo  ayaa soo dadajisay burburka saldanadii suldaan axmed ee marka ka jirtay.

Dagaal oo uu suldaanka la galay boqortooyadii bilaawga aheyd  ayaa sababay kala irdhowga jira.

Ugu danbeyntii beelaha ku abtirsada xaskul hawiye Waxay u kala qeybsameen dhowr qeybood  oo kala ah. Qaar ka mid waxay dib ugu laabteen Ethiopia oo ah halka ay asal ahaan degaan. Halka qaar badan ay kala degeen meelo badan oo gudaha soomaaliya ah.

Marka laga hadlaayo qabaa.ilada xaskul hawiye iyo meelaha ay kala degeen oo sidaan ah

Marka hore hadii aan faalo ka bixiyo sedexda beelood ee weyne oo uu xaskul hawiye u kala baxo 1: xareed xaskul:- asal ahaan wuxuu degaa

-   jabuuti waxaana oo yaqaanaa (uur weyne) halkaas ayuuna ku badan yahay
-  Ethiopia wuxuu ka dagaa gursum waana deegaanka uu ugu badan yahay Ethiopia marka laga hadlaayo waxay kaloo deegaanada kale la wadaagaan beelaha kale ee xaskul.
-   somaaliya waxay ka dagaan banaanka muqdisho gaar ahaan degmada deyniile qaasatan daaru- salaam.

2:  cali xaskul:-  wuxuu asal ahaan degaa

-   Ethiopia:- waa  meesha ugu badan Oo ay degaan gaar ahaan deegaanada xaskul guud ahaan DDSG.

Waxayna ugu badan yihiin Ejersa iyo Goro. 3:  idde xaskul:-   waa beesha ugu badan uguna dhul balaaran beelaha xaskul.

Idde xaskul wuxuu u kala baxaa 11 beelaad oo waa weyn oona kala dega guud ahaan Ethiopia,soomaaliya , iyo Kenya. Waxayna kala yihiin. 1: maxamed idde 2:  cabdi idde 3:  iriryaale idde 4:  waxdisame idde 5:  axmed idde 6 : xassan idde 7: xussen idde 8: diini idde 9: geesoole idde 10: nuure idde 11: xamadle idde

Beelaha ku abtirsada beel weynta idde xaskul waxay degaan guud ahaan deegaanada DDSG waxay xoogooda degan yihiin magaalooyinka kala ah sida Kilinka oromia:-  Tuli Guled,  Jinacsani, Ejersa Goro, Baabili, Gursum, Xaadaw,Ordo, Hawaday,Fayaanbiro,  Harar, Haramaya, Dadar, Baali,

Kilinka DDSG waxay ka degaan magaalooyinka kala ah Jigjiga, Dhagaxbuur, Godey, Qabri Dahar, Fiiq, Shilavo, Kelafo, Wardheer iyo sun xaskulle .mooyaale. iimeey

Kenya:-  waxay kaloo degaan dhulka soomaalida ENEFD gaar ahaan mandheera , gaarisa iyo guud ahaan gobalka.

Soomaaliya:- waxay soomaaliya ka dagaan gobolada kala ah.

1: Mudug iyo galgaduud magaalooyinkooda kala ah

-  hobyo, xaradheere, gaan ceeldheer, coos weyne,

2:- hiiraan:-  waxay ka degaan magaalada baladweyn gaar ahaan waxay degaan tuulada baxaa

3:- shabeelada dhexe:- waxay ka degaan cadale, warsheekh, iyo tuulooyin hoos yimaada balcad.

4: muqdisho: waxay degaan guud ahaan degmooyinka xamar waxayna u badan yihiin sida.

-  hodan, deyniile, labada madiina, kaaraan, cabdulcasiis, shangaani,iyo  yaaqshiid.

5: Shabeelada hoose :-   waxay ka degaan magaalooyinka kala ah.

- marka , qoryooleey,  shalanbood,  afgooye, wanle weyn.

6:- bay iyo bakool: waxay ka degaan guud ahaan waxayna u badanyihiin:   Baydhabo, xudur, waajid, tiyeegloow, saakoow, Buur hakaba,

7:- gedo:-  baardheere iyo qasaxdheere.

8:- jubooyinka:-  waxay ka degaan jilib iyo kismaayo Waxayna u badanyihiin ay xoog u degaan xaliimo cadey.

Xaskul hawiye waa mid ka mid ah qabiilada ugu balaaran beel weynta hawiye.

Xaskul hawiye dhalasho ahaan wuxuu ku bah yahay karanle iyo raarane waxaana la isku dhahaa bah carbeed halka bahda kale ay yihiin gugundhabe,gorgaate, janbeele, waxaana la isku dhahaa bah xabasho.

Xaskul hawiye waa wiilka koowaad oo uu dhalay aabe shekh ahmed cabdiraxman (haawiya)

Xaskul hawiye curadka hawiye waana beeshii ugu horeeysay ee dhista boqortooyo fac weyn

       

Start a discussion with Daahir caraaye

Start a discussion