User talk:Daawa
Hadal ku darMaxaad ka taqaanaa taariikhadda shire iyo shabeel ee gobalka gedo
shire iyo shabeel waxay ahaayeen wiil iyo adeerkiis shabeel ayaa ahaa adeer
1900 waxay ka soo guureen goboladda dhexe gaar ahaan gobalka hiiran
shire wuxuu ahaa halgamaa soomaaliyeed waxay u soo guureen gobalka gedo oo markaas ay daganaayeen booqoran
shire iyo shabeel waxay ka kiciyeen gobalka gedo booran iyo dad kale oo aan la aqoon wax ay yihiin oo aan soomaali aheen
sanadka marka uu ahaa 1920 shire iyo shabeel waxaa ka amar qaadan jirtay cid waliba oo gobalkaas soo dagayo meel waliba ha ka yimaadeen
Maxaad ka taqaanaa taariikhadda shire iyo shabeel ee gobalka gedo
Start a discussion with Daawa
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Daawa. What you say here will be public for others to see.