User talk:Dr Mohamed Abdirahman Kheire
Hadal ku darMagaca oo buuxa waa Dr Mohamed Abdirahman Kheire Dugaaw waxuu ku dhashay magalada muqdisho sanadku markuu ahaay 26/06/1991. Dr Kheire waxuu kusoo bar baaray isla magalada muqdisho gaar ahaan dagmada yaqshud xafada juungal waxuu dugsiga hoose iyo dhexe ku qaatay UHUD kadib waxu dugsiga sare ka dhameestay DUGSIGA SARE EE Bilaal.
Dr Kheire herka jamacadeed waxuu ka bilabay jamacad ku tala dalka Uganda magaladeda Kampala jamacadaas oo lagu magacaabo KAMPALA UNIVERSITY 'KU' waxuuna ka bartay kuliyada Public Administration waxuuna ka qatay Diploma.
sanadkii 2011 ayuu Dr kheire kusoo labtay muqdisho muda yar kadib waxuu ku biiray jamacada PLASMA UNIVERSITY oo ku taala magalada Muqdisho sanadii 2012kii waxuuna ka bilabay kuliyada caafimadka gaar ahaan PUBLIC HEALTH waxuu kaloo Dr kheire Diploma Nutrition ah ka qaatay Jamacada MUQDISHO UNIVERSITY waxuuna diplom kii uu u badashay Degree asagoo ka dhameestirtay jamacada IMAAM UNIVERSITY oo ku taalo isla magalada muqdisho.
Dr Mohamed Abdirahman Kheire waxuu ka shaqa bilabay hayada maxaliga ah ee INTERSOM oo ka hoowl gasha konfurta iyo bartaaha Somalia waxuuna ka yahay Heath Program Officer.
waxuu kaloo Dr Kheire Gudomiye ka yahay XISBIGA SIYAASADA DHALINYARADA SOMALIYED oo loo soo gabiyo S.Y.P.P waana xisbi u dhuundolelo arimaha siyaasada awood badana kuleh bulshada Somaliyed gaar ahaan Dhalinyarada.
Dr Mohamed Abdirahman Kheire waxuu aad u daneyaa arimaha siyaasada waxuuna jecel yahay in uu mustaqbalka noqdo Madaxweynaha Jamhuriyada Somalia
Taarikhda Dr Mohamed Abdirahman Kheire
[wax ka badal xogta]Magaca oo buuxa waa Dr Mohamed Abdirahman Kheire Dugaaw waxuu ku dhashay magalada muqdisho sanadku markuu ahaay 26/06/1991. Dr Kheire waxuu kusoo bar baaray isla magalada muqdisho gaar ahaan dagmada yaqshud xafada juungal waxuu dugsiga hoose iyo dhexe ku qaatay UHUD kadib waxu dugsiga sare ka dhameestay DUGSIGA SARE EE Bilaal. Dr Kheire herka jamacadeed waxuu ka bilabay jamacad ku tala dalka Uganda magaladeda Kampala jamacadaas oo lagu magacaabo KAMPALA UNIVERSITY 'KU' waxuuna ka bartay kuliyada Public Administration waxuuna ka qatay Diploma. sanadkii 2011 ayuu Dr kheire kusoo labtay muqdisho muda yar kadib waxuu ku biiray jamacada PLASMA UNIVERSITY oo ku taala magalada Muqdisho sanadii 2012kii waxuuna ka bilabay kuliyada caafimadka gaar ahaan PUBLIC HEALTH waxuu kaloo Dr kheire Diploma Nutrition ah ka qaatay Jamacada MUQDISHO UNIVERSITY waxuuna diplom kii uu u badashay Degree asagoo ka dhameestirtay jamacada IMAAM UNIVERSITY oo ku taalo isla magalada muqdisho.
Dr Mohamed Abdirahman Kheire waxuu ka shaqa bilabay hayada maxaliga ah ee INTERSOM oo ka hoowl gasha konfurta iyo bartaaha Somalia waxuuna ka yahay Heath Program Officer. waxuu kaloo Dr Kheire Gudomiye ka yahay XISBIGA SIYAASADA DHALINYARADA SOMALIYED oo loo soo gabiyo S.Y.P.P waana xisbi u dhuundolelo arimaha siyaasada awood badana kuleh bulshada Somaliyed gaar ahaan Dhalinyarada.
Dr Mohamed Abdirahman Kheire waxuu aad u daneyaa arimaha siyaasada waxuuna jecel yahay in uu mustaqbalka noqdo Madaxweynaha Jamhuriyada Somalia