Jump to content

User talk:FARDUUS DAAHIR

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Hijaabkii ceebta noqday


Maalin maalmaha ka mid ah ayaa sheeko waxay dhex martay laba hablood oo saaxiibo ah Sheekaduna sidan ayay ku bilaabatay

Mid ka mid ah labadii habloo oo lagu magaacabo deeqa aya waxay tidhi naaa heedhe luul magaaladii burco waxay barteen sidii loo la bisin jiray …….

Luul …..ayaa u jawaabtay oo waxay tidhi ma sidaan baa labis ah in layska tuuro xijaabka Deeqa….. ayaa waxay ugu jawaabtay naa maxaad garanaysaa adigu labiskan hijaab weyn iyo wax aan la garanayn baad doonaysaaye naa waxa la xidhaa dhar qurux badan si aad caalamka ula jaan qaado Luul.. ayaa tidhi naa ma waxaad hada igu waaninaysaa in aan xijaabka iska tuuro aan xidho marryo qaawan oo jirkeyga sawiraya Deeqa…ayaa tidhi naa waxa la jooga addun cusub aan laga xidhan xijaab ee waa lagula yaabaya haddii aan xijaabka xidhato naa xidhi dharkan casriga ah hada soo baxay oo qerkaa xidhan yahay Luul.. ayaa tidhi alle miyaad diidaysaa wuxuu waajib naga dhigay haa ama maya anigu weligey xidhan maayo waayo quruxdu waa xijaabka mana rabo in aan is qaawiyo oo qurux day soo bandhigo Deeqa..maya ma diidaya laakiin waxa qeerkaa qabo waa in aad qabtid adiguna xijabkaaga iska xidho anigu caalamkaas baan la jaanqadayaaye inagu kala kaxee mesha Luul.. allle ha ku soo hanuuniyo allena qeyrka ha ku tuso adiga iyo intii sidaada oo kale u fekeraysa oo xijabka ka u tuuraya waxay gaalo laga arkay alle aayadihiisa noogu sheegay in badan cidna ka qarsoonayn alle ha na tuso xaqa


Waaa sheeko aan u ahaa goob joog waana la socday sheekadu in fara badan ayaan arkay oo aan lakulmay dad badan oo sidaas odhanaya xijaabku manta halkuu naga marayo hadaan nahay dumarka in aan ka faano oo la yaabno kuwa dhowrsan alle xaqa tusay ee xijaaban oo aan dhahno erayo jees jees ah kuna tilmaano lablaha xidhan xijaabka kuwo nolosha ka dhacsan kuwo reer miyi ah kuwo jaahiliin ah iyo qaar kaloo badan Alle ayaa noogu sheegay qur’an kiisa kariimka ah oo naguna waajibiyay maaaha in aan iska indho tirno alle ha ina soo hanuuniyo dhamaanteen oo allena xaqa ha ina tuso

By firdous dahir

Start a discussion with FARDUUS DAAHIR

Start a discussion