User talk:Faarax02

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Farah Garane

Waxaa u Kudhashey Deegaanka Jalalaqsi, ee Gobolka Hiiraan, ee Dalka Somalia sanadii 20 july 1993 iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda.

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka Somalia Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay Dhulka Soomaalida Ethiopia Gaar ahaanGobolka Gode ee Ismaaamulka Dowlad Deegaanka Soomaliyeed ee Ethiopia iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke ee Gobolka Gode.


Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo meesha ay sal-saar lalaadahey.

Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan Oo kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey.

Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee Ugaas mashkooke Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, sanadii xigteyna u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto.

Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga

Dhanka waxbarashada[wax ka badal xogta]

waxbarashadeyda waxaa iigu horeysay oo aan bilaabey sandii 1998 waxaana bilaabey dugsi qur'aamka oo ay muslimiinta ama soomaalida markuu ilmahooda gaaro xiliga waxbarashada ugu hor bilaabaan dugsi qur'amka maadaama aynu nahey dad muslimiin ah sanadii 1999 waxaa aan bilaabey waxbarashadeyda dugsiga hoose ee ows ee gobolka godey waxaan waxbarashadii watey waxa aan u gudbey Dugsiga hoose/dhexe ee ugaas mashkooke sanadii 2006 iyadoo aan halkaa kabilaabey waxrashada dugsiga hoose/dhexe, waxaa aan fursad uhellay in aan isla sanadkaas gudihiisa waxbarashada galaaska 8aad ee isla dugsigaas, waxaana foomka kabuuxiyey gaba gabadiina aan ufariistey imtaxaamkii galaaska 8aad iadoo aan galaaska 7aadna aan ufariistey isla sanadkaas gudihiisa, Kadib natiijadii imtixaamka markey timid ayaa waxaan kamid noqdey ardeyda ugudbeysa dugsiga sare ee gode high school waxaana isku diyaariyey waxbarashadeyda dugsiga sare waxaana sandaas 2007 iyo 2008 uga baxey dugsiga sare galaasyada 9aad iyo 10aadxiligii ay isoo gaartey natiijadii sanadkaas oo aan rabey in aan uga gudbo galaaska 11aad ayaa waxaa aan usoo kacatimey

Dalka kenya arimo qoyskeyga kusaabsan waxaana imaadey xerada ifo ee dagmada dadaab ee waqooyi bari dalkan kenya runtii nolosha qaxootinimo waa mid aad isaga dhib badan marka loo eego tan caadiga ah sanad markii aan kunoolaa ifo oo aan kawaayey wax macluumaad quman oo aan kuhiigsan karo waxbarashadeyda iyo nolosha qaxootinimo ayaan isaga soo tagey oo aan imaadey, caasimada nairobi ee dalkan kenya hadana waxaan kusuganahey nairobi insha allah waxaan jeclahey in aan rajo wanaagsan iyo nolol fiican aan hiigsan doono

Waxyaanaha aan kahelo[wax ka badal xogta]

Hadii aan waxyar kataabto waxyaabaha aan jeclahey Dhanka luuqadaha waxaan jeclahey marka ugu horeyso luuqada, Arabiga tan labaadna waa luuqada english ka Waxyaabaha kale ee aan xiiseeyo

Dhanka sports ka waxaan xiiseeyee footboll ka, dabaasha, iyo ciyaarta barafka

Dhanka ax akhriska buugaagta taariikhda ka hadla, taariikhda islaamka, taariikhaha shaqsiyaadka caanka ah, iyo taariikhda goobaha iskusoo wada duuduuboo sxbyaal anigu waxaan ahey mid marwalbaba jecel farxada maxaa yeelay markii horaa la iigu magac darey faarax waxaana idin leeyahey wabilahi towfik wasalam ala'ikum warahmatulahi ta'ala wabarakatu

waa ku salaamay faarax gaarane, walaal wixii taariikh ah oo adiga kugu saabsan waxaa ku qori kartaa boggaaga isticmaalaha, riix meeshaa ee ku qorantahay (bogga isticmaalaha).Wikipediyahaan waxoo u baahanyahay in la hormariyo, oo la mid noqdo sida qeybaha kale ee wikipedia. Waxaa loogu tala galay in lagu qoro wax kasto oo information sax ah oo jiro. Hadii aad rabtid in aad wax ka ogaatid wikipedia fadlan booqo bogga caawinaada.Midda kale walaal hal akoon sameyso, sababtoo ah waa ku wareeray qofka aa la hadlaayo Maax (talk) 09:01, 11 Luuliyo 2012 (UTC)