User talk:Fajahadbazen
Hadal ku darAbdulkerim musse , waaa mid ka mid ah soomaalida waxbaratay qarnigii 22'taaan waxuuna ınta badan aqoontiisa ku saabsan tahay Natural Human life; waaana inta badan xiiseeyo noolasha dabiiciga ah . ilaa yaraaaniisa waxay rajadiisu aheed inuu un wax ka ogaaado abuuriska aaadama iyo makhluuqa faraha badan ee Alle abuuray.
BACKGROUND OF Abdulkerim musse
Abdulkerim musse , waxuu dhashay sanad ka markuu ahaaa 1992 bishii febraayo shanteeda. sanad ka markuu ahaa 1999 markuu ahaa quraan ka ayuu kala barka ka gaaaray
dugsiga hoosa bilaaay ilaa 2001 . waxuu dugsiga hoose iygo dhexeba ugu soo baxay (Benadir Secondary Schoool)
waxuu dugsiga sare ku soo qaatay duleed muqdishu ee Shabelle Secondary. kadib markii muqdishu nagu noolan waayey dagaalo xoogan oo ka socday oo u dhaxeeyey Al_Shabaab iyo dowlada soomaaliya.
ABDULKERİM MUSSE AT RİGHT NOW WHERE İS HE ?
Sanadha ugu danbeeyey waxuub ku nool yahay qurbaha waxuuna ku nool yahay qaarada yurub gaar ahaaan dalka Turkiga gaar ahaan magaalada istanbul waxuuna ka dhigtaa kuliyada psychology jaamacad İSTANUL KEMERBURGAZ UNİVERSİTY.
Bilow dood la soco Fajahadbazen
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Fajahadbazen. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.