Jump to content

User talk:GARASWEEYNE

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

GARASWEEYNE..Degaanka garasweeyne waxeey dhacdaa dhanka galbeed ee magaalada balcad qiyaastii waxeey u jirtaa ilaa 8 km waa degaan ku caan baxay wax soo saarka dalaga kala duwan sida MOOS,CANBAHA ,ISBAADHEEYSKA,ZEEYTUUNKA ,DHANGALOWGA IYO dalago badan aan soo goobi karin waxaa kaloo ka mid waxa ka baxa degaanka garasweyne GALEEYDA, SISINTA,BOCORKA IYO QARAHA degaanka waxa uu caan ku yahay geeydaha dhaadheer ee loo yaqaan showriga oo magaalada hareereeyo.degaanka waxaa dago gabihaanbo beesha Hilibi darandoole mudulood oo ka mid ah beeylweeynta hawiye. degaanka garasweeyne waxaa laga qiyaaseey ineey ku fadhiso bad lagu qiyaasi ilaa 9 km oo labo jibaaran waxaa ku nool dad lagu qiyaasi ilaa 7 ilaa 10 kun oo qufood walow aaysan aheeyn degmo waxoo kalow aay leeydahay agabyada laga helo degmooyinka ku dhaw dhaw sida balcad ,afgooye,iyo jowhar ,dadka ku nool degmaankaas 90% waa beeroleey inta soo bartay neh waa xoolo leey,xoolaha laga dhaqdo waa lo oo kali ah .

Start a discussion with GARASWEEYNE

Start a discussion