User talk:Galad gurey
Hadal ku dargabay inu hikaad shaa abwaan waligibuu hooda ulahaaye inuu hadaf la raaciyo inuu kala habeeyaaye haygaday markaas tagan tahay ku hig taliyaaye
hoos inuu kamiriyo hadana kor ugu hiishaaye
inu kala habseeyoo danaha ku hindiseeyaaye
o howlkastoy taagan tahay hadal ku sheegaaye
murti heegan waa inuu watoo hibo uhaystaye hadalkiisu waa inu cadyahay oo hooda leeyahaye hadii ale inuu hadal yira maba haboonaato
anigana hidaha gabay ilaah hooda iisiiye habayn gabay oda yaal horaan hooda uga reebtay
ehel kayga o didil ayaa hibo uhaysteene
Bilow dood la soco Galad gurey
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Galad gurey. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.