User talk:Gedonow2002
Hadal ku darHoryaalka Qaranka Soomaaiyeed iyo naadiyaashii kubbada cagta, kolleyga iyo ciyaaraha fudud aaway dadkii taariikhdooda wax ka yaqaanay? Tobankii Naadi ee Soomaaliya ee caanka ahaa waxaa looga baahanyahay taariikhdii ama waayihii ay soo mareen in wax laga diyaariyo si dhalinta maanta, dadkii joogay iyo guud ahaan bulshada wax uga daalacato.
Ciyaartoydii caanka ahayd, tabobarayaashii iyo taageerayaashii kubadda cagta iyo wacdarihii ka dhici jiray Istaadiyo Muqdisho wax badan ka xusan ma jiraan ee aan ururis iyo bandhig galno. Gedonow2002 (talk)
Start a discussion with Gedonow2002
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Gedonow2002. What you say here will be public for others to see.