User talk:Gorgor1985
Hadal ku darAppearance
xudun
[wax ka badal xogta]waa degmo ka mida gobolka sool ee dawanka soomaaliya waxay 82 km dhanka waqooyi ka xigtaa magaalada laascaanod ee xarunta gobbolka sool xudun waa degmo qadiim ah waxay jiraa in ka badan 4 boqol oo sanno intay deegaan ahayd waa degmo bawaaqo ah oo leh dooxooyin ay xooluhu ku dhaqmaan gaar ahaa fardaha