User talk:Guhad Gacaney Diriye
Hadal ku darCismaan Ugaas Faarax Rooble
[wax ka badal xogta]Ugaas Farax Roble Wuxuu dhalay Markii uu ugaaska ahaa 3 Wiil oo kala ah Waxena kala yihiin
Cisman Ugaasđ
Cali ugaas đ
Maxamed ugaas đ
Lafta cisman ugaas aha waxaa ka dhashay Generalo iyo dad caan ah waxaana ka mid ah Geralada
General Ibrahim Warfaa Roble Oo ahay Ninkii ugu horeyey ee Bilad sharaf Geesi nimo Qaato africa 1964 kadib markii uu kusoo guuleystay Dagalkii Xabashida lala dagalamyey Aun Generalka wuxuu dhintay
General Farxaan Qaroole oo ahaa geesi qaranka somaliyed usoo halgamay bulshada somaliyedna u qabtay Wax anfaca Aun Generalka waxaa la dilay 30/9/2022
waxaa kaloo ka dhashay caweer cali matan Abwankii Hawiye Maxamed sahal omar Waxaa ka dhashay nabadoon Cali dahir diiriye Waxaa kaloo ka dhashay Nabadon gacaney diiriye waxaa kaloo ka dhashay Shiekh ahmed gacaney waxaa kaloo ka dhashay Dr Mohamed Ahmed Gacaney waxaa kaloo ka dhashay aqoonyahan Mahad cali dahir waxaa kaloo ka dhashay General Ali farax Gacaney diriye Waxaa kaloo ka dhashay General Raage Gacaney diiriye waxaa kaloo ka dhashay
Guhad Gacaney Diriye (wadahadal) 22:52, 25 Sebteembar 2024 (UTC)