User talk:Harti abgal
Hadal ku darDigreeto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Oo Dagmooyin Loogu Aqoonsaday Deegaanno Ka Tirsan Gobollada Hiiraan Iyo Bakool
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa dagmooyin cusub loogu aqoonsaday deegaanno ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Bakool.
Digreetada ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa dagmo loogu aqoonsaday deegaanka Far-libaax oo ka tirsan gobolka Hiiran taariikhda markii ay aheyd 12 April sanadkan 2012.waxaan dagan beesha ku abtirsadato maxamad xasan yaquub(obakar gabane) harti abgal mudulood
Sidoo kale wareegto kale oo ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Shariif ayaa waxaa dagmo loogu aqoonsaday deegaanka Qurac Joome oo ka tirsan gobolka Bakool oo wada'dagaan jijeele iyo maxamad xasan yaquub obakar (gabane) harti abgal mudulood taariikhda markii ay aheyd 12 April isla sanadkan.
Dhanka kale Wasaaradda arrimaha gudaha iyo aminga qaranka ayaa ugu baaqday hay’adaha dowliga ah in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo dhisaan adeegyada ay u baahanyihiin dadka shacabka si loo hormariyo kaabeyaasha dhaqaale ee dagmooyinka cusub.
FARLIBAAX/DEEGAAN DA'WEYN``~~ farlibaax waa tuulo kamid ah tuulooyinka gobalka hiiraan waxey dhinaca galbeed 45km kaxigta magaalada B/weyne ee xarunta u ah gobolka hiiraan waa meel qadiimi ah kana caan ah gobalka hiiraan waxaa kutiirsan sida badan dhaqaalaha gobalka oo halka xoolo dhaqatada ugu badan gobalka hiiraan kunooshahay waxaa mara wadooyinka isku xira gobalada bay, bakool iyo hiiraan waxaa kale kale oo ey isku xirtaa si amni ah ismamulka somalida ee Ethiopia (Somali regional state of Ethiopia) waa meesha kaliya ee leh dhirta lagu magacaabo baarta ee lahayn wabiga waxey leedahay taarikh dheer waxaa kunool beesha maxamad xasan yaquub(obakar gabane) harti abgaal mudulood iyo waxii u nasab sheegta waxey xiriir wanaagsan oo nabad galyo ahaaneed laleeedahay gobalka ismamulka Ethiopia iyo gobalka bakool. waa meel fac wayn, degaan u ah ilaa gobolka ismaamulka somalia galbeed ku xiran xaga
ganac siga isku xirka labada dal,so nabad leh waa dad ubadan xoolo dhaqate geel ari iyo wixii lamid ah, beesha maxamad xasan yaquub obakar gabane harti abgal waa dad dagan dagaankan dhoor qarni,kadib markeey ka soo cadhoodeeyn duubki imaamnimadi boqotooyada( sanadandii mudulod) oo la siiyay walaakood yar oo ahaa diimaale xasan yaquub, maxamad iyo maxamuud ayaa cadhooday, arwaaq iyo diimalane meeysan tagin, ilaa iminka waxee joogaan dhulkii, kadib maxamad iyo maxamuud oo da'ahaan isku xigay ayaa adan yabale isaga soo haajiray, maxamad ayaa u'haajiray dhankaa iyo hiiraan(baladweeyne) waxaa ka dhashay nin caan ah oo magaciisa layiraah xaaji axmedfiqi oo ahaa ninka khaaligi ugu weeyna maxakamada sare ee shareecada islaamka hayay xiligii gumeesigii britishkii ee taleex ee sayid cabdule xasan, waxaa soo dhaweeyay beesha jijeele oo gabar bilcaan ayee ku dareeyn ninkii soo cadhooday ee maxamad xasan yaquub owbakar gabane, ilaa iyo imankana waxeey dagan yihiin baladweeyne far libaax, mustaxiil, mudug dhulka ogadenia waxaana loo yaqanaa yaquub, maxamuud xasan yaquub oo ahaa walkii kale oo asna soo cadhooday ayaa wuxuu u'haajiray bu'aale ilaa bay afgooye iyo xamar(shangaani) ilaa imanka waxeey dagaan dhulkaas
farlibaax dhul ahaan waa meel ciid gaduud iyo cadan iskujirah ayeey kutaalaa wabiga shabeele waxuu kaxigaa dhinaca bare tuulada farlibaax waxuuna ujiraa qayaasti 25 km tuulada dhinaca galbeed waxaa kamaro 2 tog oolakalayiraahda lahelow iyo toga kale oo ah xaruunley biyaha waxaay kakeenaan dhul aad uga fog tuulada dadkadagan ayaa kutiirsan xoolaha waxaase jiro kuwa tabcada beeraha waxaa jiro tog kale oo kamaradhinaca bari ookayar kuwa kale dhamaantoodna biyaha waxaa kudaraan wabiga shabeele waxaa ka koobantahay xaafad ahaa ilaa ilaa afar xaafadood 2suuq ayaana leedahay kan koobaad waa kii laga aas aasay tuulada kan kalana waxaa uu sameesmay sanad kii 1992lilaa 1998 oo aay isticmaali jireen gawaarida xamuulka ah ee ka timaada muqdisho oo usocota gobolaka ismaamulka soomaalida ithoopiya...) farlibaax waxaay ahanjirtay tuulo lakin waa laga badalay waxaa loo badalay dagmo sababato ah marki aya is ku imadeen odayashi iyo wax garadki iyo aqonyanadi ayaa waxaa lisla gartay in laga dhigo dagmo farlibaax waxeey ledahay xoolo badan iyo waxay ledahay bero waaweyn waxana ka baxa berahaas qaar kood qudaar sida yaanyad iyo liinta iyo digirta iyo qaraha waxa kalooy ledahay 3 wadi oo waaweyn wadiga lehelow iyo wadiga biseqley iyo wadiga garbmuuqdo tusalo markaad aadeyso b/weyna waxad mare wadiga biseqley markaad aadeyso ceelcade waxad mare wadiga helelow markad aadeyso mustaxiil ama badikeen ama ceelmaged ama quracjoome ilaa salku dhoble waxaad mare wadiga garabmuuqdo dagmada farlibaxa waxaay ledahay buurta ugu weeyn heeren ayaan dhihi kara ama ugu dheer sababto ah mar kaad argto buurta sheydhan kor waxaad dareme in aadna arkin buur sidaas u dheer ama balac ama dhireer buurtaas waxaa daganan jitray dowladi siyad bare waxaa kaloo daganan jiray maxkamdihi islamiga dagmada farlibax waxaay maa musha sida tuulad ceelcade iyo tuulad xaajinuur iyo tuulad ceelidaad iyo tuulad caagsibiri iyo tuuloyin badan dagmada farlibaax waxay ledhay spitla iyo school wana meel cara fiican dhinac kale mar kaan fiirino dhinaca dhulka markaad aado qabuuraha lahelow waxad arke dhuldhan oo cusba eel ah ooyna waxba ka bixin sida cooska ama gedaha kale waxadna arke in ay tahay cara madoow oo qoyan marwaliba meelo qaar ah ayaad arkee in laga waday baariis tusalo ah dowladi siyaad barre ayaa arkee in ay meelo qaar ah aay shameetasy ama aay baris ka waday in dhulka wax ku juran iyo in kale, farlibaax waa dagmo abgaal.
harti abgal farlibax
[wax ka badal xogta]Digreeto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Oo Dagmooyin Loogu Aqoonsaday Deegaanno Ka Tirsan Gobollada Hiiraan Iyo Bakool