User talk:Haybe
Hadal ku darMuuqaal
waxan aad u xiiseeyaa in aan arko dhamaan wasiiradii iyo duuliyaashi laga soo bilaabo xiligii xuriyada,shan iyo labaatankii golaha sare ee ka caanka somaliyeed. fadlan ninkii hayaa ha igu caawiyo sawiro ama film laga so bilaabo curashadii dowladii aadan cade ilaa maxamed siyaad mahasanidiin. haybe
Bilow dood la soco Haybe
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Haybe. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.